Month: December 2020
Somaliland Iyo Djibouti Ciyaar Lagu Kala Guulaystay
Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Ciyaar ka socotay Dalka Djibouti oo ay ka qayb galeen Koox ciyaartooy ka socotay Somaliland, ayaa lagu kala adkaaday, kaddib markii ciyaartaa oo dhexmartay kooxda metelaysay Somaliland ay 7 gool kaga badiyeen kooxda dalka Djibouti. Xulka
Somalia: Communique for Security and Justice Committee Mogadishu
Araweelo News Network. #Somalia: #Communique for #Security and Justice Committee Mogadishu Somalia Mogadishu (ANN)- A meeting to discuss security and justice was held in Mogadishu, the capital of the Federal Government of Somalia. The meeting in which they attended
Somaliland: Munaasibada Maalinta Caalamiga Ah Ee HIV/AIDS Oo Lagu Soo Bandhigay Sannadkan Dhacdooyin Cusub
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS, ayaa lagu qabtay maanta magaalada Hargeysa. Wasiirka Wasaaradda shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada iyo qoyska, Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani, Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Dalka Czech Republic U jooga Ethiopia
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka #Czech Republic u fadhiya Addis-ababa, Ambassador Pavel Mikes oo safar ku jooga caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Kulanka ka dhacay qasriga Madaxtooyadda Somaliland
Somaliland: Diyaaradda Caanka Ah Ee Maayar Marxuum Cawl Dhisay Oo Qaab Kale Loo Nashqadaynayo
Araweelo News Network. Maayar Cawl Muxuu La Kulmay Markii uu waday qorshaha uu Diyaaradda Ku Saarayay Khayriyadii Hore Ee Hargeysa Hargeysa(ANN)-Agaasimaha guud ee madaxtooyadda, Maxamed Cali Bile oo ay weheliyaan Maayarka Caasimada Hargeysa, Cadbiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan SOLTELCO) iyo Agaasimaha
Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Dilay Haweenay Lagu Khaarajiyay Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Taliska Booliska #Somaliland, ayaa ka hadlay dil ka dhacay Magaalada Hargeysa oo lagu khaarajiyay Haweenay, isla markaana waxay caddeeyeen in marxuumka fuliyay dilka ay gacanta ku dhigeen. Afhayeenka Booliska Somaliland, isla markaana ah
Tigrai was invaded by insisting on following the Ethiopian constitution
Araweelo News Network. #Tigrai was invaded by insisting on following the Ethiopian constitution. By Hailemariam Abebe. Tigrai never rebelled against anyone, invaded no one or started war with anyone but Tigrai was invaded for insisting to live by the spirit