Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2021

Total 99 Posts

Somaliland Daawo: Dar-daarankii Iyo Tallooyinkii Cabdullaahi Cukuse Ee Hoggaanka SOLJA

Araweelo News Network. #Somaliland@Daawo: Dar-daarankii Iyo Tallooyinkii Cabdullaahi Cukuse Ee Hoggaanka #SOLJA Hargeysa(ANN)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo xilligan ah La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka, isla marka ah suxufu

Xaaladda Xannuunka Coronavirus Ee Somaliland Oo Laga Dayriyay

Araweelo News Network. #Somaliland: Wargeyska New York Times Oo Xaaladda Xannuunka Coronavirus Warbixin ka qoray Hargeysa(ANN)-Xaaladda Somaliland ee xannuunka Coronavirus, ayaa laga dayriyay, iyadoo aannay jirin warbixino la xidhiidha xaaladda xannuunka ee xilligan Somaliland iyo heerka uu marayo.   Hase

Somalia: Prime Minister Roble Visits Balli Dogle Military Base

Araweelo News Network.   #Somalia: Prime Minister Roble Visits Balli Dogle Military Base   Mogadishu(ANN)-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Hussein Roble has today toured Ballidoogle Military Barracks and Airbase approximately 100 kilometers Southwest of

Somaliland: Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed Oo Kulan Shara-feed Ku Maamusay Hoggaanka Cusub ee Ururka Suxufiyiinta SOLJA

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Hadhimo-sharafeed u sameeyay Hoggaanka cusub ee loo doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Casuumad-sharafeeddan oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka

Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Qarax Ay Ku Dhaawacmeen Shaqaale Turkiga U Dhashay

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo caawa ku booqday Cusbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dawaynayo dhaawacyada howl-wadeennadii ka shaqaynayay dhismaha waddada isku xidha Muqdisho iyo Afgooye. Dadka dhaawaca ah, ayaa khasaare

Garoowe: War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Ee Xaaladda Soomaaliya Iyo Duruufaha Ku Xeerran

Araweelo News Network.   Garoowe (ANN)-Shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, ayaa soo geba-gebeeyay shir ka socday muddo Saddex maalmood ah Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland. Shirkaa waxa lagaga hadlayay xaaladda guud ee

Puntland Oo Carqaladaynay Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland

Araweelo News Network.   Garoowe(ANN)-Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa carqaladeeyay diiwaangelinta Somaliland ee ka socota deegaamada Bariga Somaliland. Ciidamado iyo malayshiyaad taabacsan maamulka Puntland ee xaruntiisu tahay garoowe, ayaa kusoo duulay qaar ka mid ah deegaamada Bariga ee gobolka

Ethiopia Oo Shaacisay Saraakiisha TPLF ee Isu Dhiibay Dawladda

Araweelo News Network.   #Ethiopia Oo Shaacisay Saraakiisha #TPLF ee Isu Dhiibay Dawladda Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa shaacisay magacyada hoggaamiyayaasha Tigray ee jabhada TPLF ee la raadinayo iyo & saraakiisha sare ee ciidamada ee ay dileen ciidamada dowlada Federaalka

 Berbera Corridor Wadadii  Afarta-haad Ahayd Oo Kusoo Ururtay Laba-haad Iyo Lix Shirkadood Oo Ka Baxay shaqada

Berbera Corridor Wadadii  Afarta-haad Ahayd Oo Kusoo Ururtay Laba-haad Iyo Lix Shirkadood Oo Ka Baxay shaqada Mashruuca Wadadii rajada ee Berbera Corridor ee la dhagax dhigay kal hore28/02/2019, ayaa mudadii ay socotay oo hadda dhan 22bilood, waxa lagu dhameeyey wax