Month: January 2021
Joe Biden Iyo Kamala Harris Oo Kula Wareegay Aqalka Cad Munaasibad Millateri Hareereeyay Iyo Trump Oo Ciil Kala Hagoogtay Guriga Cad
Araweelo News Network. By Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Khudbadii Madaxweynaha Cusub, Khuraafaadkii Iyo Beentii Trump Iyo Carqaladihii uu ka tegey oo ka muuqday munaasibada dhaarta oo xusuusisay taariikhda Maraykanka 150 sannadood ka hor. Washington(ANN)-Amaanka ayaa
Somaliland: Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Xeer Xaasaasi Ah
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Sahaminta Shidaalka dalka oo muddo dhawr sannadood ah horyaalay gollaha, kaas oo ay soo diyaariyeen qandaraaslayaal ajaanib ah oo aannay ka madhanayn shirkaddaha ajaanibka ah ee danaynaya shidaalka iyo khayraadka ku
Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Iyo Hay’addaha Amniga Oo Shiray Xaaladda Sii Xumaanay Ee Muqdisho
Araweelo News Network. #Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Iyo Hay’addaha Amniga Oo Shiray Xaaladda Sii Xumaanay Ee Muqdisho Muqdisho (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faray in la
Djibouti Iyo Saamaynta Xaaladda Cusub Ee Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya
Araweelo News Network. By. Abdirahman Ismail Nouh Maanta waxan BBCda ka dhegaystay in goob ciidan oo ku taala gobolka Tojura ee dalka Jabuuti koox dablay ah ay weerartay dhimasho iyo dhawaana ay jiraan. Alleh ha sahlo eh dagaalada qoomiyadaysan
Somaliland Baroordiiqdii Loo Ballamay
Araweelo News Network. #Somaliland: Baroordiiq Loo Sameeyay Gabdhii U Horaysay Ee Ku suntanayd Haweenay ka Hadasha Idaacadda Ugu Da’da Weyn Geyiga Soomaalida ee #Radio Hargeysa #Hargeysa(ANN)-Marxuumad #Shukri @Xariir ismaaciil, oo ahayd halyeeyad door weyn kasoo qaadatay warbaahinta Somaliland iyo
Fadeexaddaha Agab Doorasho Oo Lala Baxsaday Iyo Qaabkii Loo Maamulay Diiwaangelinta Gobolka Sanaag
Araweelo News Network. W/Q. Mohamed D. Salah Waxaan ka mid ahaa dadka fursadda u helay inay xogogaal u noqdaan hawlaha diiwaangelinta gaar ahaan gobolka Sanaag oo aan booqday wakhti dheer ka dib. Dhacdooyin ugub ku ah hannaanka doorashooyinka iyo horumar
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Britain U Joogay Soomaaliya Ee La Bedelay
Araweelo News Network. # Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Britain U Joogay Soomaaliya Ee La Bedelay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Britain ee dhowaan la bedelay Amb. Ben
Senatarada Jamhuuriga Oo Ka Muquurtay Barnaamij Su’aalo Lagu Weydiinayay Iyo Dacwadda Trump Oo Weli Wareegay
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Senatarada Xisbiga Jamhuuriga, ayaa ka muquurtay Barnaamij la doonayay in wax lagaga weydiiyo wixii ka dhacay Capitol 6 Jan 2021. Kaddib markii ay dhismahaa qabsadeen taageerayaal si weyn u abaabulan oo lagu tilmaamay cannaasiirta Trump. Jacob
Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Tallooyinka Diblamaasiyadeed Ee Ku Baaqaya In Maraykanku Xidhiidh La Yeesho Iyo Heshiisyo Uu La Galo
Araweelo News Network. “Somaliland, waxay leedahay xeeb dhan 2,000-mayl oo ku dheraran marinka Bab el-Mandeb oo ahmiyad weyn u leh dunida, Maraykanku waa ,,,,” Amb. Stephen M. Schwartz Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhowaysay hadal kasoo yeedhay safiirkii hore ee Maraykanka
Joe Biden’s Tacit Promise to Restore Politics to Its Proper Place
by Noah Rothman Joe Biden’s Tacit Promise to Restore Politics to Its Proper Place Joe Biden did not gloss over the events that cast an ominous shadow over his inauguration as President of the United States. Precisely two ago today,