Month: January 2021
Britain: Boris Johnson Oo Ka Hadlay Taageerayaasha Trump Ee La Wareegay Kongreska Maraykanka
Araweelo News Network. #Boris@Johnson “Muuqaalo sharaf dhac ku ah Kongreska Maraykanka”. Washington(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Dalka Britain, Boris Johnson ayaa wax laga xumaado iyo sharaf-dhac ku tilmaamay waxa dhacaya Kongareska Maraykanka. Qoraal uu caawa xilli danbe soo dhigay bartiisa Twitter, ayuu
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Siyaasiga Mucaaradka Ah Ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Kulmay
Araweelo News Network #Somalia: Ra’iisal Wasaare@Rooble Iyo Siyaasiga Mucaaradka Ah Ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Kulmay, Maxayse Ka Wada Hadleen? Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo
Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur?
Araweelo News Network. Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur? Yuusuf Garaad Cumar ayaa waxaa uu si koobban uga waramay Taariikhda Allah ha u naxriistee Wariye Axmed Cabdinuur oo ka tirsanaa wariyeyaashii BBC-da, islamarkaana ay soo wada shaqeeyeen,
Weriye Caan Ka Ahaa Geyiga Soomaalida Oo Gooriyooday
Araweelo News Network. Axmed Cabdinuur Muxuu Ka Yidhi, Xilligii Uu Warbaahinta Kusoo Biiray Iyo Waxyaabihii Lasoo Dersay London(ANN)-Axmed Cabdinuur oo ka mid ahaa wariyeyaasha rug-caddaaga ee ugu caansanaa laanta Af-soomaaliga ee BBC-da, ayaa ku geeriyooday magaalada London ee cariga Ingiriiska.
Dalalka Khaliijka Iyo Masar Ee Isu Xulufaystay Xummaanta Iyo Xannibaadda Qadar Oo Ka Dareen Celiyay Bayaanka Natiijada Shirka GCC
Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani Iyo Masar Maxay Ka Yidhaahdeen? Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Dalalka Khaliijka ayaa ka dareen celiyay bayaanka kasoo baxay shirkii ka dhacay Al-Ula oo ku taalla dhinaca waqooyi Galbeed ee dalka Sucuudiga, kaas oo
Guddoomiyaha Cusub Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Farriin U Diray Koox Suxufiyiin Ah Oo Ka Faagtay Shirweynihii 7aad
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee loo gaabiyo SOLJA, Sakariye Axmed Muxumed oo isaga 14 xubood oo ah hooggaanka saddexda sannadood ee soo socda ee SOLJA, isla markaana lagu doortay Shirweynihii 7aad ee ururka ee ka qabsoomay
Amiirka Qadar Oo Booqday Dalka Sucuudiga Saddex Sannadood Oo Cilaaqaadku Xumaa Kaddib Iyo Ujeedooyinka Safarkiisa
Araweelo News Network. #Jared@Kushner oo ah wiilka uu sodoga u yahay Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Maraykanka #Donald @Trump, Oo saxeexaya Heshiiska Laga Khaliifka Riyad(ANN)-Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa socdaal ku tegey dalka Sucuudiga wax yar kaddib
Britain Oo Xayiraad Cusub La Saaray Dhaq-dhaqaaqa Kaddib Xannuunka Coronavirus Oo Faraha Ka Baxay
Araweelo News Network. #UK@Coronavirus Oo Faraha Ka Baxay iyo Xayiraad lagu soo roggay #London(ANN)-Xukuumadda Dalka Britain, ayaa ku dhawaaqday xayiraad cusub, kaddib xaaladda xannuunka Coronavirus oo mawjado cusub ku habsadeen Britain iyo dalal kale. Ra’iisal wasaaraha dalka Britain Boris
Obama-appointed judge rejects effort to block Congress from declaring Biden winner
Araweelo News Network Washington(ANN)-A US federal judge appointed by former President Barack Obama has dealt the Trump camp yet another blow in its legal efforts to overturn the victory of former Vice President Joe Biden in the 2020 presidential election.
Haweenayda Danjiraha Britain Usoo Magcawday Soomaaliya Waa Tuma?
Araweelo News Network. Ms #Kate@Foster OBE Safiir Maamuuska Somalia. London(ANN)-Dowladda Britain, ayaa dalka Soomaaliya usoo magcawday Safiir maamuus cusub, isla markaana bedelaya safiirkii hore ee halkaa u joogay. Britain waxay safiirka cusub ee Soomaaliya u magcawday haweenay magaceedu yahay