TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Arraale Jama

Total 647 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Dawladda Federaalka Oo Ka Cadhootay Dhawaaq Madaxweynaha Uganda Ku Sheegay In Soomaalidu Aanay Haysan Dawlad

Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ka cadhootay hadal kasoo yeedhay Madaxweynaha Dalka Ugnada, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya aannay lahayn dawlad iyo nidaam. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka jawaabaya hadalka Madaxweynaha Uganda,  ayaa

Africa: RoyalGate Energy Extends License in Equatorial Guinea

PRESS RELEASE RoyalGate Energy Extends License in Equatorial Guinea Equatorial Guinea’s block Z holds an estimated 3.6 tcf of gas HOUSTON, United States of America,(ANN)– The company plans to drill in Block Z; Equatorial Guinea’s block Z holds an estimated

Warbixin Lagu Shaaciyay Waxyaabaha Mideeya Muslimiinta iyo Yuhuudda ku Nool Dalalka Qaaradda Yurub

London (ANN)-Warbixin ka hadlaysa dadka muslimiinta ah iyo kuwa Yuhuudda ah ee ku nool dalalka qaaradda Yurub, ayaa lagu sheegay in laga yaabo in aanay inta badan si fool-ka-fool ah ama si toos ah isku arkin, laakiin xiliyadii dambe waxay

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayliyay Mawqifyada Labada Xisbi Ee KULMIYE iyo UCID Kasoo Saareen Doorashooyinka

Hargeysa (ANN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ka digay cawaaqib-xumada ka dhalan karta haddii la qabto doorashada Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degaanka, kana qaybgalaan labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID, isla markaana aanay u dhammayn saddexda xisbi qaran. Sidaana

Gollaha Guurtida Oo Fadhi Aan Caadi Ahayn Loogu Yeedhay Iyo Nuxurka Qoraalka Madaxweyne Muuse Biixi U Gudbiyay

Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa loogu yeedhay inay fadhi aan caadi ahayn isugu yimaadaan maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa oo ku beegan 12 January 2019. Sidaana waxa shaaciyay maanta Xoghayaha gollaha Guurtida Somaliland Naasir Aadan Beegsi,wuxuuna sheegay in sababta

A Disruptive Tool to Youth Unemployment in Africa: The Africa Internship Academy (AIA) Approach

PRESS RELEASE Having worked extensively with youths in Africa over the years, we have discovered that the general transition from school-to-work is very weak ACCRA, Ghana, (ANN)- Facing the skills gap issue, which is also one of the top most

Rashida Tlaib removes Israel from the map in her congressional office

Washinton, DC, (ANN)-Rashida Tlaib, the first Palestinian congresswoman, made a change to the map of her congressional office in Washington, DC, replacing Israel with Palestine. After Tlaib, a Democrat from Michigan, swore in front of Congress last Thursday, a BuzzFeed

Puntland Oo Madaxweyne Cusub Loo Doortay Iyo Gaas Oo Boodhka La Legday

Garoowe(ANN)-Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa doortay Madaxweynaha maamulkaa, kadib loolan adag oo dhexmaray murrashaxiinta ku tartamayay xilka Madaxweynaha. Lix Lixdan Xildhibaan oo ah xubnaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland, waxay 35 xubnood oo ka mid ahi u doorteen maanta  Madaxweyne

Centurion Law Group Expands its Team to Support the Growing Flexible Legal Services

PRESS RELEASE The expansion of the Centurion team comes at a strategic time for the pan-African legal conglomerate as it rolls out the first Africa-wide flexible legal services mode, CenturionPlus JOHANNESBURG, South Africa(ANN)– The Centurion Law Group (www.CenturionLG.com) today announced

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Safiirka Turkiga Ee Arrimaha Soomaalida

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador. Mehmet Yilmaz oo ka socda dalka Turkiga oo booqasho ku yimi maanta Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ambassador. Mehmet Yilmaz, waxa dhexmaray kulan

{ }Smiley face