Category: Human Rights
2015: Suxufiyiinta Caalamka Lagu Dilay
Araweelo News Network Paris (ANN)Guddida Difaaca Suxufiyiinta Caalamka ee (CPJ), ayaa soo bandhigay tirada weriyeyaasha lagu dilay daafaha adduunka sannadkan sii dhammaanaya ee 2015, kuwaas oo tiradoodu dhan tahay 69 suxufi. Warbixin Guddiga CPJ soo saareen Todobaadkan, isla markaana lagu
Warbixin: Xaalada Xuquuqda Aadamaha Somaliland
Hargeysa(ANN)Xarunta Xuquuqal-insaanka ee la yidhaah HRC (Human Rights Center), fadhigeeduna yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadlayso xaaladaha xuquuqal-insaan ee ka jira Somaliland, taasoo lagu beegay xuska maalinta caalamiga ah ee Xuquuqal-insaanka oo sannad kasta laga qabto
HRW slams Saudi’s killing of civilians in Yemen
New York(ANN)The Human Rights Watch (HRW) has slammed Saudi Arabia’s targeting of civilians in Yemen, saying the kingdom and its supporters in the West have failed to provide answers over the killing of civilians in the impoverished country. In a
U.S. Dodges Responsibility For Saudi Airstrikes That Kill Yemeni Civilians
Araweelo News Network WASHINGTON — The Obama administration is moving to distance itself from the mounting civilian casualties in Yemen’s civil war, while simultaneously providing targeting assistance to a Saudi Arabian-led coalition that has been conducting airstrikes over Yemen for
Weriye Xalay Lagu Weeraray Hargeysa Oo Lala Xidhiidhiyay Wasiirka Madaxtooyada Somàliland
Hargeysa(ANN)Weriye Maxamed Aadan Dirir oo ku magacdheer Caynaba, ayaa xalay lagu weeraray munaasibad uu ka qaybgalay oo lagu soo bandhigay Buug ka hadlaya Halgamaagii Faarax Omar oo lagu qabtay Huteelka Guuleed ee magaalada Hargeysa. Koox ku hubaysan Birto Leewaro iyo
Raaddadka Xasuuqii Loo Geystay Shacbiga Somaliland Oo Xabbaalo Wadareedyo Cusub Laga Helay Woqooyiga Hargeysa
Muuqaalka Qaloofka Xabaal Wadareedka laga helay Duleedka Woqooyi ee Hargeysa 24 August 2015. Hargeysa (ANN) Qalfoofka qayb ka mid ahaa dadkii reer Somaliland ee ay xasuuqday dawladdii keli-talihii Siyaad Barre ee Soomaaliya xilliyadii sideetanaadkii ayaa sha;ay laga helay hal xabaal-wadareed
Yemen: Yuusuf Googaar Iyo Qoyskiisa Oo Lagu Sumeeyay Sanca
By Abdirisaq Itaqile Sanca (ANN) -Qoys ka kooban afar qof oo u dhashay Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu sumeeyay magaalada caasimada u ah wadanka Yemen, suntaas oo sababtay inay laba kamid ah qoyskaasi geeriyoodaan halka labadii kalena cisbitaal
Human Rights Watch Oo Canbaaraysay Gabood-falada Ciidamada AMISOM Ku Laayaan Dadka Shacbka Ah Ee Soomaalida
New York(ANN)Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa si adag uga hadashay gabood-faladii u danbeeyay ee Ciidamada AMISOM ku laayeen dadka Shacabka ah ee Magaalooyinka Marka iyo Hiiraan, waxayna warbixin lagu canbaareeyay dilalkaa ku sheegtay in ciidamada AMISOM ay
Booliska Canada Oo Shaaciyay Magacyada Nin Soomaali Ah Oo La Waayay Iyo Nin Lala Xidhiidhiyay In Uu Khaarajiyay
Calgary(ANN)Booliska Dalka Canada ayaa sheegay in Cabdirashiid Rashka Diihaal oo ahaa Soomaalida ku dhaqan dalka Canada, isla markaana ka soo jeeday deegaanka Sool ee Somaliland laga waayey magaalada Brooks ee gobolka Calgary ee dalka Canada dhamaadkii Bishii hore ee July.
Somaliland: Xukuumad U Xuub-siibatay Ganacsato, Golle Dillaaliin Ah Iyo Guurti Garrab Taaggan
By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Xaallad siyaasadeed iyo xiisad ayaa maalmihii u danbeeyay ka dhextaagnayd qasriga Madaxtooyadda Somaliland iyo aqalka ay jaarka yihiin ee golaha wakiilada, taas oo ka dhalatay qorshe xukuumaddu ku doonayso in