Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Madaxweyne tallo nasteex u ah dalka iyo dadka ayaan kuu haynaa aqbalkeeda…

Bisha Ramadaan fadaa’il baddan ayey leedahay oo ay ka mid yihiin inay tahay bishii Ilaahay soo dediyey Qur’aanka kariimka, oo ah acmaasha bishan ummada islaamku ku camirayso akhriskiisa iyo barashadiisaba. Ilaahay waxuu Qur’aanka kariimka inoogu sheegay in waxa ugu horeeya

SOOMKA, Weydiin & Warcelin: By. Xassan Cumar Hoorri Qaybtii 3aad

Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho iftiinka, libinta ifka iyo liibaanta aakhiro. Qaybahii 1aad

Madaxweyne Siilaanyo ma wuxuu sugayaa Inqilaab..?Faallo: SCC(Kalshaale)

Madaxweyne Siilaanyo ma wuxuu sugayaa Inqilaab..?Faallo: SCC(Kalshaale) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) waa Madaxweynaha Sharciga ah ee Somaliland ilaa wakhtiga Doorasho Xor iyo Xalaal ah oo lagu bedelaa dalka ka qabsoomayso, laakiinse laga soo bilaabo 26-june 2015, waa Madaxweyne ku-meel

XILKA QARSOON XILKA MUUQDAA DHAAMA

Qoraa Maxamed Faarax Qoti Muddo haatan laga joogo sannado iyo waxoogaa waxa dhagahayaga ku soo duulayey warar aan sal iyo raad toona lahayn, kaasoo ahaa, in wiil ka mid ah qoyska Madaxtooyaddu uu xil-qarsoon ka hayo xukamadda hadda taladda dalka

SOOMKA, Weydiin & Warcelin

Xassan Cumar Hoorri Qaybta 2aad Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho libinta ifka iyo

SOOMKA, Weydiin & Warcelin

SOOMKA, Weydiin & Warcelin Xassan Cumar Hoorri Qaybta 1aad Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna

An Open Letter to US President Barack Obama

June 27, 2015 President Barack Obama The White House 1600 Pennsylvania Ave NW Washington, DC 20500 Dear Mr. President: We the people of Somaliland are very happy to hear that you will be heading to Horn of Africa by the

Caggoolihii Kibraaniga Ahaa.!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Waa maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan,dadkuna waxay hadda uu si tartiib-tariib ah ula soo qabsanayaan hab-nololeedka cusub ee soonka,badidoodna waxay la riyaaqsan yihiin wakhtiga wanaagsan ee ILAAHAY ugu beegay bishan ka soocan 11-ka bilood ee sanadka.dad badan oo

Somaliland: Dooddii Xukuumadda iyo Xisbiyada

W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar Telefishanka Star waxa uu dhowaan dood u qabtay dhinacyada ku loollamaya siyaasadda Somaliland. Dooddaas oo ahayd mid aad u xiise badan, waxa xukuumadda u metalayay Wasiirka Duulista Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, halka xisbiyada mucaaradka ah

Hadday Guurtida Ku Addagtahay Inay Danta Qaranka U Tanaasulaan In Baddan Ayay Go’aamo Aan Sharci Loo Eegin Oo Addag Ku Rideen Xisbiyo Iyo Rag Damac Lahaa

By. Maadhiin Tayuub Waxan maalmahan golaha guurtida ku cakiran heshiiskii xukuumadda iyo xisbiyadu ka gaadheen khilafkii mudada doorashada, heshiiskaa oo dalka iyo dadkaba mihiim u ahaa dadkuna ku farxeen in murankii xal lagaga gaadho. Haddaba waxa layaab ah arrinta Madaxwaynihii