Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6819 Posts

Guddoomiyaha Dallada SONSAF, Oo Ka Hadlay Go’aankii Ay Saareen Guddiga Dhex-dhexaadinta, Fariina U Diray Dhinacyada

Hargeysa(ANN)-Dallada SONSAF, ee midaysa Ururada Bulshada Rayidka ah ee aan dawliga ahayn, ayaa ayaa soo dhawaysay go’aankii ay soo saareen Guddiga Dhex-dhexaadinta ee lagu soo af-jaray khilaafka u dhexeeyey Xisbiyada Mucaaradka iyo xukuumadda ee la xidhiidhay arrimaha doorashooyinka ee dib

“Dhalinayaradeenii Xamar ayay ku Dewersadaan intay gashadaan Calankii Soomaaliya ee ina garaacay ” Eng. Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(ANN)- Guddomiyaha Xisbiga Mucaardka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xaaladda dalku marayso meel adag marka la eego nollosha iyo xagga shaqo la’aanta, sidaa awgeed Bulshada Somaliland u baahantahay horumar iyo in loo raadiyo citiraaf. Guddoomiyaha Xisbiga

Somaliland Oo Guddi Xanbaarsan Taakulo Boqolaal Ku Oo Dollar Ah U Dirtay Soomaaliya

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Wefdi ah u dirtay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo sida in ka badan lix boqol oo kun oo dollar ($600,000) oo ay ugu talo-galeen fatahaadihii sannadkan ku dhuftay magaalada Baladweyne. Wefdiga oo maanta ka dhoofay Madaarka Caalamiga

“Taqwadu maaha Habeenkii in la Cibaadaysto, Maalintiina La Soomo Inata U Dhexeysana Xaaraanta Aad Walaaqato,” Cumar Binu Cabdicasiis RC

Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa ugu baaqay bulshada in kelmada Allah ka cabsigu tahay kelmad Ilaahay SW uu faray Gaal iyo Islaam-ba sida aayad quraanka kariimka Ilaahay SW inoogu sheegay ‘Dadyahow Illaahay SW

Yemen’s Houthis, Saudi-sponsored militiamen exchange dozens of prisoners

Ta’izz (ANN)-Yemen’s Houthi Ansarullah movement and Saudi-sponsored militiamen loyal to former president Abd Rabbuh Mansur Hadi have exchanged dozens of prisoners in a swap in the southern Yemeni governorate of Ta’izz, local sources and media reports say. Local sources said 75

Hoggaamiyayaasha Aqlabiyaddaha Labada Aqal Ee Maraykanka Senatka Iyo Kongereska Oo Jawaabo Kulul Is Dhaafsaday Kadib Maamuus Ka Xayuubintii Madaxweyne Trump

“Aasaasayaashii, markii ay qorayeen dastuurkeena, ay ka shakiyeen inuu jiri karo Madaxweyne xun. uma malaynayo inay ka shakiyeen inaan lahaan karno Madaxweyne xun iyo hoggaamiye xun oo senatka ah isla waqti isku mid ah ‘ Afhayeenka Aqalka Kongereska Nancy Pelosi.

Soomaaliya Oo Ayaxa La Ugaadhsanayo Si Looga Dhigto Qusaar Bariiska Iyo Baastada Loogu Suuggeeyo

Caddaado-Gal-mudug(ANN)-Bulshada ku dhaqan deegaanka Caddaado ee Maamul goboleedka Soomaaliya ee Galmudug, ayaa ku dareeray inay ugaadhsadaan Ayaxa oo ku habsaday deegaanka, kuwaas oo aan u baahnayn in laga buufiyo. Dadka Deegaanka, ayaa bilaabay Ugaadhsiga Ayaxa oo noqday mid la kala

Madaxweynaha Mareykanka Ee Aqalka Wakiiladu Xilka Ka Xayuubiyeen Yaa Maxkamaddayn Doona?

Warbixin: By Arraale M. Jaamac Freelance Journalist and Human Rights activist. Washington(ANN)– Aqalka Wakiilada Mareykanka ee Kongaraeska, ayaa maamuus ka xayuubin ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kadib markii lagu soo ururiyay eedaha loo haystay oo ahaa inuu si xun

Hoggaamiyayaasha Madasha Xisbiyada Oo Ka Baxay Heshiis Ay La Galeen Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho(ANN)-Hoggaamiyaasha Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya, ayaa si cad u shaaciyay inuu bur-buray heshiis ay Bishii November lasoo dhaafay Villa Somalia kula saxeexdeen Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbiyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefdiga ka Socda Beesha Caalamku Maxay Ku Heshiiyeen

Hargeysa(ANN)+Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo safiirka midowga yurub Amb. Nicolas Belanga Martinez. Kulankaa oo saacado qaatay ayaan si dhab ah loo ogayn waxayaabaha lagaga hadlay,