Category: Warar
Somaliland: Madaxweynaha oo Daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Dalka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay qaybinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo kuwa Afraad ee dugsiyada sare oo si rasmi ah maanta uga bilaabmay guud ahaanba dalka Somaliland. Imtixaankan oo ay u
Kulanka Golaha Wasiirrada Somaliland Maxaa Lagaga Hadlay
Hargeysa(ANN)Kal-fadhigii 36-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/06/2019, warbiximo lagaga dhegeystay
Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Gantaal Khasaare Dhaliyay La Beegsaday Madaar Sucuudiga Ku Yaal
Saudi a, Abha(ANN)- Xuutiyiinta dalka Yemen ee la dagaalama xulufada Sucuudiga, ayaa Gantaal la beegsaday garoonka caalamiga ah ee Abha (Abha International Airport ) oo dhinaca Koonfur galbeed dalka Sucuudiga ku taal. Gantaalka oo qabsaday maanta Madaarkaa oo ah saxmad
Ciyaartoy Caan Ka Ah Garoomada Kubadda Cagta Ee Yurub Oo Ka Hadlay Sababta Uu Diinta Islaamka U Qaatay
London(ANN)-Laacibka caanka ah ee u ciyaara kubadda kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska, ayaa dhowaan qaatay Diinta Islamka, wuxuuna intii lagu jiray Bisha Barakaysan ee Ramadaan Cimra u tegey Magaalada Barakaysan ee Mecca. Ciyaartoyga oo warbaahinta dalalka reer galbeedku
Shortlist announced for UK premiership race
Britain ruling party announces shortlist for leadership contest London(ANN)-The ruling Conservative Party in Britain has announced a final shortlist of lawmakers vying to win a leadership battle in the party and become the country’s next prime minister. The 1922 committee,
Somaliland: Wasaaradda Deegaanka Oo Lagu Eedeeyay Inay Ka Ganacsato Duur-joogta
Hargeysa (ANN) – Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland, ayaa lagu eedeeyay inay si qarsoodi ah ugu jirto ka ganacsiga iyo dhoofinta duur-joogta. Cabdi Cali Gadhle oo ah khabiir ku xeeldheer arrimaha Duur-joogta Somaliland, ayaa Warbaahinta kula hadlay magaalada
Kenya Oo Ku Hanjabtay Aqoonsi Ay Siinay Somaliland Kadibna Shaacisay Dhawr Iyo Lixdan Siyaasi Soomaali Ah Oo Dalkeeda Laga Mamnuucayo
Nairobi(ANN)-Xuukuumadda dalka a Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay,
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Dilalka Kusoo Batay Dalka, Fulinta Qisaasta, Dhibaatooyinka Shilalka Baabuurta Iyo Qaadka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Bixii Cabdi oo maanta kala qaybgalay dadweynaha Magaalada Salaada Ciidal-Fidriga, ayaa ka hadlay arrimaha nabadgelyada iyo dhibaatooyinka shilalka Baabuurta, Wadooyinka iyo dhibaatada qaadka. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaasha ciidamada kala duwan
Trump meets Britain’s queen amid protests
London(ANN)-US President Donald Trump has met with Queen Elizabeth II amid protests against his state visit to Britain. First Lady Melania Trump accompanied the president during the visit, which kicked off Monday. Trump’s meeting came after he lambasted London Mayor
Somaliland Oo Saggootiday Maxaabiista Puntland Ee Dagaalkii Tukaraq Kuweediina Soo Dhowaysay
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa kusoo dhaweeyey saddex askari oo kamida Ciidamada Qaranka Somaliland oo gacanta ugu jiray Maamul Goboleedka Puntland, waxaana soo dhaweeyey Saraakiishan Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhiga, Arrimaha Gudaha, Cadaaladda, Taliyayaasha Ciidamada Qaranka