Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Somaliland: Madaxweyneha Oo Ka Hadlay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe)

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah ha u naxariistee Xaaji Cabdikariim Xuseen oo ku magacdhgeeraa (Cabdi Waraabe) oo ka tirsanaa Odayaasha Somaliland ugu magac dheer ee k u jira golaha Guurtida oo maanta ku geeriyooday

Afar kala Daran Oo Ka Dhashay Qaxii Bulshadda Soomaalida

Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan Tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe ee Somalia sannadkii 1991-kii waxa wadamada dibada u hayaamay mujtamacii ugu badnaa ee Soomaaliyeed oo ka dareeray guud ahaan dhulka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan

Somaliland: Xildhibaan Dhakool Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa(ANN)-Ciidamadda Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Xildhibaan Maxamed Axmed  oo lagu naanayso (Dhakool ), isla markaana  ka tirsan Xildhibaannada  golaha Wakiiladda Somaliland ee kasoo jeeda  gobolka Sool. Saraashiisha Booliska oo aanu isku daynay in aanu wax ka weydiino

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay War Dawladda Ethiopia Kaga Hadashay Rasaas Lagu Qabtay Wajaale

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab cadho ah ka bixisay war ay dawladda deegaanka Soomaalida Ethiopia kasoo saartay Kelyo  Rasaas  ah oo lagu qabtay halkaa, kadib markii sida ay sheegeen saraakiisha ilaalada xadka Wajaale ee dhanka Ethiopia sheegeen in rasaasta lagu qabtay

Somaliland: Golaha Wasiirradda Oo Ka Dooday Siyaasadda Dhulka

Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii 34-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ay ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 09/05/2019, waxa

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Caydhiyey Shaqaale Dayn Ku Yeeshay Iyo Hanti-dhawrka Iyo Hay’addo Kale Oo Amaro Kasoo Saaray

Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa si adag uga jawaabtay go’aan Komishanka Doorashooyinku Qaranka Somaliland shaqada kaga eryey laba shaqaalaheeda ka mid ah, kuwaas oo sida hay’addu caddaysay qaabka kaliya ee shaqada lagaga saari karayo. Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa 16/09/2017 waxay soo

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Masar Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland 

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wasiir ku xigeenka arrimaha dibadaa dalka Masar, Mr. Xamdi Sanad Luza oo booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland. Kulanka Madaxweynuhu maanta la yeeshay wefdiga uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Masar,

Somaliland: Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Oo Kormeeray Cisbitaalka Ciidanka

Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) oo uu weheliyo abaanduulaha koowaad ee ciidanka qaranka Sareeyo guuto Cabdirisaaq Siciid Bullaale (Af-guduud), ayaa kormeer ku tagay cisbitaalka ciidanka qaranka ee xerada Birjeex ee magaalada Hargeysa oo dhismihiisu socdo. Wasiirka

Somaliland: Madaxweynaha Oo Fariimo U Kala Diray Shacabka Iyo Warbaahinta

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaanba bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay gacmaha isu qabsadaan sidii ay u ilaashan lahaayeen nabadgelyada iyo wada-jirka dhexdooda ah, islamarkaana ay meel ugu soo wada jeestaan wax kasta oo ammaanka

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya Olusegun Obasanjo Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland

Hargeysa(ANN)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo imikana ah Guddoomiyaha hay’adda Brenthurst Foundation oo ka shaqaysa horumarinta dhaqaalaha Afrika iyo hirgelinta nidaamyada caalamiga oo xarunteedu