Araweelo News Network

Assalamu Calykum

Barmaamijka qisooyin uu nabi Maxamed ka sheekeeyay waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qisadii gabadhii u shaqyn jirtay Fircoon ee diiday Ilaah nimadii uu sheegan jiray. Sheekada gabadhaas iyo wixii ku dhacay halkan ka fiirso hadaad sii gudbin kartana fadalan sii gudbi.

Mahadsanid