Araweelo News Network


Assalamu Calykum walaal

Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allah ka yidhi arinkaas? Fadlan halkan ka daawo hadaad sii fidin kartana fadlan sii fidi..

Mahadsanid

Said Ali Ahmed Ottawa