Araweelo News Network


Dhamaadkii bishii hore ee May waxay ku beegnayd sanad guuradii 29aad ee kasoo wareegtay markii ay xoogagii jabhadii SNM, si lama filaan ah usoo galeen magaalooyinka waaweyn ee Somaliland oo ay xiliggaa gacanta ku hayeen Ciidamadii Taliskii Milateriga ahaa ee Maxamed Siyaad Bare.

Inta aynaan u gelin dhacdadaa taariikhiga ah, waxaynu sharaxaad kooban ka bixinaynaa Qaybtii 26aad ee ciidamadii xilligaa deganaa Woqooyi galbeed, kuwaas oo ahaa kuwa ugu awoodda iyo cududda weynaa xooggagii jamhuuriyadii Somalia oo ay Somaliland ka mid ahayd.

Halkan ka Akhri mawduuca dhacdadaa taariikhiga ah ka hadlaya. Riix