TelesomdahabshiiltanzilSmiley face<90

Tag: #Xilkaqaadis #magcaabis #Wasiirro #Madaxweyne #Biixi #Madaxtooyadda #Somaliland

Total 1 Posts

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Xilka Qaadis Iyo Isku Shaandhayn Gollihisa Wasiirrada Ku Sameeyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreeto magcaabis iyo xil ka qaadis uu ku sameeyay qaar ka mid ah xubnaha gollaha wasiirada. Sida lagu shaaciyay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Salaasadii oo ku taariishaysan 14

{ }Smiley face