Araweelo News Network.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, Image file Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay in doorashada Madaxtooyadda ay maalin dib u dhacdo.

Guddoomiye Faysal, wuxuu ku hanjabay in aannu Madaxweyne ahaanayn Muuse haddii doorashada Madaxtooyadda uu ku qaban waayo maalinteeda.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha UCID, wuxuu sheegay in muddadii Afarta sannadood ahayd ee Madaxweyne Biix dalka xukumayay uu geliyay dalka qabyaalad iyo cunfi xun oo kal qaybiyay bulshada.

Gudoomiye Faysal, wuxuu sidoo kale ka hadlay xeerka Maadxweyne Biixi kusoo celiyay gollaha wakiillada iyo mawqifkiisa furista Ururrada.

Arrimahaa iyo kuwo kale, wuxuu kaa hadlay guddoomiye faysal mar uu maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa.

Muuqaalkan Ka Daawo

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com