Araweelo News Network

inqilaabkii turkigaAnkara(ANN)Hotel ku yaalla Magalaada xeebta ah ee Marnaris ayaa Madaxweynaha Dalka turkigu Rajab Dayib Ordogan ku qaadanayey fasaxiisii todobaadka isagoo ay weheliyeen xubno ka tirsan qoyskiisu, ka hor intii aanu dhicin inqilaabkii fashilmay.
Hase yeeshee Ordogan, wuxuu ka baxay Huteelka saacad ilaa labo saacadood ka bacdi markii inqilaabku dhacay, iyadoo Huteelkaa uu kaga tegey Ilaaladiisa, kuwaas oo lagu weeraray Diyaarado kuwa dagaalka ah.
Halkan ka Daawo siday wax u dhaceen