madaxweynesilanyoiyowefdigaGermany1Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Baanka Horumarinta dawlada Germany u qaabilsan Afrika ee (KFW), kaas oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Caasimada Hargeysa iyo Biyo celinta iyo Caro celinta Beeraha.

 

 

Xwefdiga germeny4wefdigagermany3ubnha wefdiga dawlada Germany, waxa kulanka ay la wefdiga germany5kulankawefdiga Germany iyo madaxweynaha6yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ku weheliyay Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.
Waxay labada dhinac ee Dawladda Somaliland iyo wefdiga dawlada Germany markaa kadib kala saxeexdeen heshiis la xidhiidha mashaariicdaa oo ku waajahan kheyraadka Biyaha, Beeraha iyo nadaafadda caasimadda Hergsya.

 

Halkan Riix warkaa oo dhamaystiran iyo heshiiska la kala saxeexday ee Dawlada Somaliland iyo Germany Riix.

 

kulankawefdiga Germany iyo madaxweynaha6

 

 

 

 

 

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com