Araweelo News Network.

Muqdosho(ANN)-Guddida Doorashooyinka heer federaal ayaa ka hadlay kuraasta dadka ay soo xulayaan kooxda sidata magaca Somaliland ee ku sugan Magaaladda Muqdisho.

Haweenayda Magaceedu yahay Faadumo Maxamed Cabdullaahi oo guddida doorashooyinka dawladda Federaalka ee Soomaaliya u qaabilsan maddaxa xaqiijinta habka doorashadda, ayaa soo saartay adag.

Digniinta, ayaa lagu socodsiiyay guddida maamulay doorashadda xildhibaanada labada aqal ee ay soo xulayaan kooxda sidata Magaca Somaliland, kuwaas oo looga digay in meesha ka saaraan kuraasta loo qoondeeyay haweenka.

Qoraal lagu socodsiiyay guddida maaulka doorashada, isla markaana oggaysiin lagu siiyay ra’iisal wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble, ayaa lagu sheegay in aan meesha laga saarin 30% kuraasta loo qorsheeyay haweenka.

Marwo Faadumo Maxamed Cabdullaahi, qoraalka ay soo saartay ayaa u qornaa sidan:-

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com