Araweelo News Network

muniirahmed cigaalHargeysa(NNN) Guddoomiyihii Warbaahinta Somaliland Today Media Group Muniir Axmed Cigaal ayaa Ciidamadda Booliska waxa ay sifo sharcidaro ah ugu taxaabeen mid kamida Saldhigyadda Booliska ee ku yaala Magaaladda Hargeysa.
Suxufiga ayaa Ciidamadu waxa ay ka qabteen Hutel Maansoor ee Magaladda Hargeysa.

si dhab ah looma ogga xadhigiisa, balse waxa jira warar sheegaya in ay la xidhiidho muran ka dhashay arrimo la xidhiidha doorashooyinka, isagoo Weriye Muniir hore u shaaciyay inuu doorashooyinka golaha wakiiladda ee Somaliland ka qaybgelayo marka la gaadho.