Araweelo News Network.

#Somaliland: Khudabada Madaxweynaha Oo Dhamaystiran

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi ayaa maanta hor yimi labada Golle Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeedinaya labada gole Baarlamaan Image Araweelo News Network, 8 March 2021

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeedinaya labada gole Baarlamaan Image Araweelo News Network, 8 March 2021

Madaxweyne Biixi, wuxuu jeediyay khudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ee 2021, taas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo la xidhiidha dhaqaalaha, siyaasada, arrimaha doorashooyinka, adeegyada Bulshada iyo mawduucyo kale.

Khudbada Madaxweynaha Halkan Ka Dhegeyso.