Araweelo News Network

Wasiirada Madaxtooyadda, Maxamuud Xaasi, Maaliyadda Samzam Cabdi Aadan iyo Maarreeyaha Dekedda Berbera Dp. World Dubia

Wasiirada Madaxtooyadda, Maxamuud Xaasi, Maaliyadda Samzam Cabdi Aadan iyo Maarreeyaha Dekedda Berbera Dp. World Dubia


Dubai(ANN)-Maarreeyaha Dekedda Berbera Axmed Dirir oo ka mid ah wefdi Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka hadlay qabya tirka heshiiskii shirkadda DP. World kula wareegaysay maamulka Dekedda Berbera.

Maarreeyaha Dekedda Berbera oo ka hadlaya sida loo dhamaystiray heshiiskaa oo xukuumadda Somaliland hore ula saxeexatay shirkadda DP. World.

Halkan ka Daawo.