Araweelo News Network

ahmedsilanyo2Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdigiisa oo xalay u hoyday Magaalada Laascaanood, ayaa saaka kormeeray mashaariic xukuumaddiisu ka fulisay gobolka Sool.
Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sidoo dhagaxdhigay dhismayaal cusub oo laga dhisayo qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Sool.