Burco (ANN)- Xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga iyo la soo noqoshada Madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta dalka Somaliland laga xusay, isla markaana magaaladii lagaga dhawaaqay 18-kii May 1991-kii ee Burco, ayaa sida looga xusay aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka sida Burco looga xusay 28-guurada Madax-bannaanida Somaliland ee 18-ka May.

Xuska 18 May ee Burco