Hargesa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbadda 18 May 2019 ee 28-guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, waxa uu  kaga hadlay arrimaha dhaqaallaha dalka, siyaasada Dibbada, caafimaadka, waxbarashadda, Biyaha , guud ahaaan nolosha bulshadda iyo sida ay kordhayaan tiro ahaan.

Halkan Ka Daawo