#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudnad dhinacyo  baddan taabanay ka jeediyay Munaasibadda xuska 18 May ee sannad-guuradii 33aad ee kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay qaranimadeeda shirkii Burco 18May 1991.

 

Madaxweyne Biixi oo la hadlayay Kumanaan qof oo isugu soo baxay munaasibadda,waxa uu khudbadiisa kaga hadlay arrimo kala duwan.

Muuqaalka Halkan Ka Daawo.