Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka hadlay qaabka ay u bilaabayaan diiwaangeinta codbixiyayaasha Somaliland .

War-saxaafadeed ay soo saareen maanta, waxay kaga hadleen jedwelka diiwaangelinta iyo qaabka ay u bilaabayaan.

Qoraalka kasoo baxay guddida doorashooyinka qaranka oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Shebakaddaha Araweelo News Network, ayaa u dhignaa sidan:-