Araweelo News Network
wasiirkaarrimahagudahafaratoonLaascaanood(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) oo socdaal ku jooga gobolka Sool ee diiwaangelintu ka socoto, ayaa beeniyay warar sheegayay in Kooxda Khaatumo arbushtay goob ka mid ah goobaha Diiwaangelinta ka socota halkaa.