Araweelo News Network

warancadeHargeysa(ANN)Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ayaa Iftiimiyey Sababta Keentay In Loo Xusho Wakiilka Somaliland ee Dalka Ethiopia.