Araweelo News Network

gaafaadhi

Hargeysa(ANN)-Afhayeenka Xisbiga KULMIYE, Xasan Gaafaadhi, ayaa ka hadlay kulan dhexmaray Sadexda Xisbi Qaran iyo Xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo lagaga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo xaalada deegaanada Bariga ee Abaraaha.

Halkan Ka Daawo Afhayeenka KULMIYE oo ka Hadlay Kulankaa,