Araweelo News Network

ciroiyouurcade
Hargeysa(ANN)-Xogahayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdullaahi Uurcade, ayaa ka haddlay kulan maanta dhexmaray Saraakiisha Sadexda Xisbi Qaran iyo Xubnaha Komishanka Doorashooyinka qaranka oo lagaga hadlayay arrimaha Doorashooyinka xaalada abaarta ka jirta deegaanada Bariga Somaliland.

Xogahayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdullaahi Uurcade oo kulanka kadib la hadlay weriyayaasha, wuxuu sheegay in ay warbixin ka dheegeysteen Komishanka, isla markaana ay uga warameen waxyaabihii ay kusoo arkeen deegaamada ay soo mareen dhowaan.

Halkan Ka Daawo.