Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Mon, Jul 13th, 2015

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Walaacsan Mucaaradka Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo U Digay

warancade1Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa ka walaacsan inay mucaradku qaadaan talloobooyin lagaga soo horjeedo, isla markaana ku lid ah go’aamada hore ay isugu khilaafsanaayeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee la xidhiidha muda kordhinta guurtida iyo go’aanka ka danbeeyay ee axsaabta qaranka oo meel mar noqon waayay.

Iyadoo Axsaabta mucaaradku todobaadkan qoraal ka hadlayay arrimahaa u gudbiyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo golaha guurtida, balse ay golaha guurtidu
ku baqeen wadahadal in laysugu yimaado, taas oo axsaabta mucaaradku gaashaanka ku dhifteen, isla markaana shaaciyeen inay qabanayaan shir ka dhan ah arrimahaa.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay axsaabta mucaaradka in aanay qabsan shir uu ku tilmaamay mid sharci daro ah, wuxuuna ugu baaqay inay kasoo qayb galaan wadahadalka guurtidu ku baaqday si looga midha dhaliyo muranka soo jitamay ee ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka iyo muda kordhinta loo sameeyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo golaha Wakiiladda ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI.
warancade1

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a website based in Somaliland. Arraale is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 <https://web.whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp