Araweelo News Network.

#Somaliland: Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Qaarkood Jiida Hore Kasoo Baxeen

Tukaraq(ANN)-Saraakiisha Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland oo booqday jiida hore ee fadhiisimada Ciidanka, ayaa ka hadlay wararka maalmahan sida weyn laysula dhexmarayay ee sheegayay in qaarkood kasoo baxeen fadhiisimihii ay ku sugnaayeen.

Taliyaha Ciidamadda Qaranka ee Jiida hore, Afhayeenka Ciidanka iyo Abaanduulaha oo maanta ka hadlay jiida hore ee Ciidanka ayaa ka hadlay wararka bulshadu sida weyn u hadal jaysay ee ku saabsanaa Ciidanka Qaranka.

 

Halkan Ka Dhegeyso Hadalka Taliska Guud ee Hoggaanka Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka warbixiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta fadhiisimada jiida hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland.