Araweelo News Network.

#Somaliland: Ururka #SOLJA Oo Digniin U Diray Suxufiyiinta

Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa uga digay suxufiyiinta ka hawlgala dalka in ay soo gudbiyaan warar aan ku salaysnayn xaqiiqda.

Sidoo kale, Ururku, wuxuu suxufiyiinta ku booriyay in ay ka fogaadaan wararka iyo dhacdooyinka la xidhiidha arrimaha Ciidanka ee aannay xaqiiqdoodu sugnayn.

War-saxaafaeed kasoo baxay Xafiiska Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Ururka SOLJA, Sakariya Axmed Muxumed, ayaa u dhignaa sidan:-

 

Click to access War-saxaafadeed.pdf