Araweelo News Network.

“Madaxweyne Faratoon Masoo Baxayee lacagta hayskaga khasaarin, noona ogolow inaan su’aalo ku weydoono”

 

Hargeysa(ANN)-“Madaxweynaha waxaan leeyahay Lacagtaada Hayskaga khasaarin, faratoona waxaan Leeyhay” sidaa waxa yidhi, Xildhibaan Gollaha wakiillada Somaliland oo u waramay BulshoTv.

Madaxweyne Biixi oo la filayo inuu beri labada golle horyimaado, wuxuu ka dalbaday in uu aqbalo in la weydiiyo Su’aalo. sidoo kale, wuxuu Madaxweyne ugu baaqay in aannu wasiirkii hore ee arrimaga Dibbeda Yaasiin Maxamuu Xiir noqon karin guddoomiye golle, sidaa awgeed wuxuu usoo jeediyay Madaxweynaha in aannu lacagta iskaga khasaarayn.