Month: November 2014
Gaadiidka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Sababtay Shil Laba Gaadhi Kadibna Qaatay Dhaawac Uu Ku Jiro Wiilkiisu Goobtana Kaga Dhaqaaqay Dhaawaca Laba Muwaadin Oo Midkood Dhintay
Dacar-budhuq(ANN)Kollanyo Gaadiid ah oo gelbinaysay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa sababtay shil Baabuur oo fool-xun, kaas oo dhimasho iyo dhaawaba sababay. Kadib markii ay duleedka Degmada Dacar-budhuq ee duleedka Hargeysa isku dhaceen gaadhi ka mid ah kuwa wefdiga Madaxweyne xigeenka
Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Safiirka Dalka Japan U Fadhiya Kenya Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Safiir ku xigeenka Japan u fadhiya Kenya Deputy Ambassador Mikio Mori, oo dalka boqasho ku yimid. Madaxweyne Siilaanyo oo ay kulankaa ku weheliyeen Madaxweyne ku xigeenka iyo Xubno wasiiradiisa
African Swiss Trading
” target=”_blank”> African Swiss Trading Shirkadda Swiss Market, waxay kuu keentay wixii aad u baahnayd oo ah Kirriimyo,lotion , Saabuuno iyo Saliidoo, kuwaas oo dhamaantood ah kuwo dabiici ah (Natural
Dheyso Qudbada Madaxweyne Siilanyo Oo Socdaal Dhagax-dhig Ugu Baxay Wadada U Dhaxaysa Lafa Ruug Ilaa Sheekh
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu dhagax-dhigay jidka u dhexeeya Lafaruug, Berbera iyo Sheekh oo laga maal-gelindoono Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Madaxweynaha oo saaka subaxnimadii ka baxay Caasimada Somaliland, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay jidka u dhexeeya
Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Jidka U Dhexeeya Abdaal Ee Duleedka Hargeysa Ilaa Sheekh
Halkan ka Daawo Sawirada Post Views: 427
Bulshada Kiristaanka Ah Ee Kenya Oo Cabsi Weyni Soo Waajahday
Nairobi(ANN)Bulshada Kenyaanka ah ee Kiristanka, ayaa cabsi weyni soo waajahday. Kadib markii Gobolka Soomalidu degto ee Woqooyi Bari Kenya lagu laalayay Todobaadkan 28 qof oo ahaa Macalimiin ka shqaynayay Deegaanka Mandheera oo doonayay in ay fasaxa ciida Kiristanka qoysaskooda iyo
Kacdoono Rabshaddo Wata Oo Dadka Madaw Ee Maraykanku Bilaabeen Oo Isaga Gudbay Magaalooyinka
New York(ANN) Ferguson oo ay kumanaan ka mi ah Dadka Madaw ee ku nool ka bilaabeen debedbaxyo rabshada wata oo lagaga soo horjeedo go’aan ay kusii daayeen Xeer-beegtida loo saaray Askari Cadaan ah oo lagu magcaabo Darren Wilson oo ku
Taariikhada Somaliland Mudadii U Dhaxaysay 1884-1991 Daawo Muuqaalo Cajiib Ah
Hargeysa(ANN)Taariikhda Somaliland oo kooban, taas oo laga soo ururiyay mudadii u dhaxaysay sanadkii 1884 ilaa 1991 markii Somaliland Madaxbanaanineeda dib ula soo noqotay oo lagaga dhawaaqay Magaalada Burco 18 May sanadkii 1991-kii. Muuqaalada Taariikhdan oo uu soo Ururiyay Suxufiga Ruug-cadaaga
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Safar Ugu Baxay Dalka Marooko
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa u anbabaxay Dalka Marooko ee Galbeedka Afrika, halkaas oo uu kaga qaybgelayo Shirka Hoggaamiyaasha Xisbiyada Dimuqraadiga Afrika (African Liberal Democratic Parties) oo lagu qabanayo Dalka Marooko. Xisbiga Kulmiye oo ah Xisbul Xaakimka Xukuumadda
Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka: Qaybtii Afraad
Nooca sadexaad oo heshiisyada shidaalka iyo khayraadka dabiiciga ah, waxaa ka mid ah heshiiska (Joint venture), kaas oo ah wax wada lahaansho, isla markaana laga soo dheegtay labada nooc ee aynu hore usoo sheegnay oo kala ahaa (Concession Agreement) Heshiis