Month: March 2015
Dawlada Germany Oo Heshiis La Saxeexatay Xukuumadda Somaliland
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Baanka Horumarinta dawlada Germany u qaabilsan Afrika ee (KFW), kaas oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada
Madaxweynihii Dalka Yemen Oo Madixiisa La Dhigay 20 Milyan Kadib Markii Ay Si Lama Filaan Ah Ula Wareegeen Xuutiyiintu Magaalada Cadan Ee Koonfurta
Warbixin Wararkii u danbeeyay ee Yemen: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Aden(ANN)Malayshiyada Dawlada Iran sida weyn u taageerto ee Shiicada Xuutiyiinta, ayaa gebi ahaanba la wareegay magaalada Istiraatiijiga ah ee Cadan oo ku taal
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Kulmiye OO Ka Hadlay Geerida Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Cilmi Kabaal
Hargeysa(ANN)Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Cilmi Rooble Fure oo lagu naanaysi jiray (Cilmi Kabaal), ayaa ku geeriyooday Dalka Talyaaniga. Geerida Taliyihii hore, waxa ka hadlay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,
Kulan Dhexmaray Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia Iyo Imaraadka Carabta Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadlay
Dubai(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda & Dhiirigelinta Maalgashiga Somalia Dr. Abdusalam Omer Hadliye ayaa maanta kulan la qaatay dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Iskutagga Imaaraadka Carabta H.H. Sheikh Abdullah bin Zayed al Nahyan, waxaana goobjoog ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka
Madaxweynaha Somalia Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay La Yeeshay Odayaasha Dhuusaamareeb Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay
Galguduud(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa xalay kulamo gaar gaar ah kula la qaatay halkaa Odoyaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin. Madaxweyne Xasan ayaa Odoyaasha kala hadlay sidii
Ganacsadaha Caanka Ah Ee Cabdiraxmaan Boore Oo Maxkamadda Sare Ee Britain Ka Daadifaysay Xukun 15 Sanadood Iyo Xayiraad Hanti $100 Million Oo Dawlada Djibouti Ku Riday
London(ANN)Ganacsadaha Caanka ah ee u dhashay Dalka Djibouti Cabdiraxaam Boore, ayaa lagu waayay eedo muddo shan sanadood ah lala daba socday, kuwaas oo xukuumadda Djibouti ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo qardoofo siyaasadeed dhexmartay ay ku waday. Maxkmada Dalka Djibouti,
Kenya Oo Albaabada U Xidhay Huteel Ganacsato Chine Ah Oo Dadka Madaw Laga Mamnuucay Iyo Doodo Xaasaasi Ah Oo Ka Taagan
Nairobi(ANN)Dawlada Kenya, ayaa albaabada u laabtay Huteel ay ganacsato u dhashay Dalka China. Kadib markii lagu eedeeyay inay ku kaceen falal cunsuriyad iyo midab takoor ah, iyadoo dadka Madaw loo diiday inay wixii ka danbeeya shanta galabnimo wax ka iibsadaan,
Jacaylka Iyo Saamaynta Uu ku Yeesho Shaqada Maskaxda Aadamaha
Shanghai(ANN)Saynisyahanno u dhashay dalka Shiinaha, ayaa cilmi-baadhis ku sameeyey sida jacaylku u saameeyo maskaxda qofka, waxaanay sheegeen in dadka jacaylku hayo qaybo badan oo maskaxda ka mid ah aad u shaqeeyaan, marka loo eego qofka aan wax jeclaan amma ka
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 33aad
Abu Marwan Ibn Zuhr (1091-1161 C.E.) Waxyaabaha uu cilmiga ku soo kordheyey aadka u miisaanka culus waxa ka mid ahaa inuu qoray buuggaag badan oo hadda laga hayo saddex kaliya, kuwaasoo kala ah Kitab Al Taisir Fi Al Mudawat Wa
Somaliland Minister of Information Abdilahi Dahir Cukuse Has Reconized Born Naturally Gifted Charismatic Speaking as his Speeches Attraction Of his Spectators
By:Ismail Lugweyne This article defines charisma the special spiritual power or personal quality that gives an individual influence or authority over large numbers of people like in the case of our information minister. Public speaking is one few tasks which