Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

Dawladda Denmark oo ka Hadashay Doorashadii Musharaxiinta KULMIYE

“Xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisu imminka kadib waxay diiradda saarayaan ama isha ku hayn doonaan u diyaargarowga doorashada, taasoo aannu ku rajo weyn nahay inay…” Hargeysa (ANN) Dawladda Denmark (Dheenmaarik) oo ka mid ah dalalka ku yaal woqooyiga qaaradda Yurub, ayaa

Maalqabeen Caan Ka Ahaa Mandaqada Oo Geeridiisa Laga Murugooday Somaliland Iyo Djibouti Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay

Djibouti(ANN)Allah ha u naxariistee Ganacsade Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa Maalqabeennada ugu waaweyn dadka Afsoomaaliga ku hadla, isla markaana caan ka ahaa guud ahaan Gobolka Geeska Afrika iyo Mandaqada, ayaa ku geeriyooday Dalka Jamhuuriyada Djibouti

Maraykanka Oo Malaayiin Dollar Ku Baayacay Madaxda Al-shabaab

Washington(ANN)Dawladda Maraykanka ayaa malaayiin doollar dul-dhigtay lix ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda Al-shabaab ee ka dagaallama dalka Soomaaliya, iyadoo abaalmarintan la siin doono cid kasta oo keenta warbixino iyo xogo ku saabsan noloshooda. Waaxda abaal-marinta ee Mareykanka, ayaa 6 milyan

Muj. Muuse Biixi Oo Musharaxnimada Madaxweynaha Ee Guushu Ku Raacday Kadib Soo Bandhigay Qorshihiisa Siyaasadeed

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo loo doortay Musharaxa jagada madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE, kadib shirkii golaha dhexe ee xisbiga 10 – 11 Nov 2015, ayaa soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed iyo waxyaabaha uu hiigsanyo in wax laga qabto shanta

Madaxweyne Siilaanyo Oo Musharaxa Madaxweynaha Ee Loo Doortay KULMIYE Ku Dardaaray Inuu Dedaal U Galo Midnimadda Xisbiga Guusha Kadib

Hargeysa (ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa farriin hambalyo iyo dardaaran culus xambaarsan u diray murrashaxa xisbiga KULMIYE. Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweyne-ku-xigeenka , Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici). Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad kooban ka jeediyey xidhitaanka shirkii

Madaxweyne Obama Samaystay Facebook

Washington(ANN)Madaxweynaha dalka Maryakanka Mr. Barack Obama, ayaa markii ugu horraysay samaystay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook Isniintii toddobaadkan, isagoo isla markiiba saaxiib ay la noqdeen bilaayiin qof, waxaannu qoraalkii ugu horreeyey ee uu dhigay ku dhiirrigeliyey in tallaabooyin laga qaado

Magaca ugu Caansan ee loo Bixiyo Carruurta Waqtigan

Magaca ugu caansan adduunka ee waqtigan loo bixiyo carruurta ku dhasha dalal badan oo caalamka ah, gaar ahaan haweenka ayaa lagu sheegay inuu yahay Sofia amma Sophia oo Soomaali ahaana ku noqonaya Safiya. Mareegta Babynameszard.com oo Jamhuuriya soo xigtay, ayaa

Tanaasulkii Taariikhda Galay Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weedhihii Uu Ku Sagootiyay Saaxadda Tartanka Siyaasadda

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si cad uga dhawaajiyay inuu wixii hadda ka danbeeya sagootiyay saaxadda tartanka Siyaasadda, isla markaana aanu mar danbe ka qaybgelayn loolanka siyaasadda, balse taas bedelkeeda uu noqonayo Oday musadanbeed u ah Xisbiga

Guddoomiye Muuse Biixi Muxuu Yidhi Musharaxiinta Ka Baaqsaday Inay La Tartamaan Kadib Doorashadii Uu Guusheeda Daaqada Ka Qaatay

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo maanta loo doortay Musharaxa Xisbiga KULMIYE uga qayb gelaya Doorashada Madaxtooyadda ee la filayo inay dalka ka qabsoonto sannadka March 2017, ayaa si gaar ah ugu mahad celiyay xubnaha golaha dhexe taageerada ay

Garnaqsigii Madaxweyne Siilaanyo Loollankii Ka Dhashay Afkaarta Kala Duwan ee Xisbiga Dhexdiisa Iyo DoodaTallaabooyinkiisa

Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu qoraal garnaqsi ah iyo doorkii uu ka qaatay iskudayo baddan oo uu ku doonayay inuu isugu soo jiido afkaaraha kala duwan ee ka dhashay Xsibiga dhexdiisa ku shaaciyay khudbad uu ka jeediyay shirkii shanaad ee golaha dhexe