Month: December 2015
Why Muslims Are Rising Fastest and the Unaffiliated Are Shrinking as a Share of the World’s Population
The Future of World Religions: Population Growth Projections, 2010-2050 Araweelo News Network Washington(ANN)The number of Muslims will nearly equal the number of Christians around the world. according to the Pew Research Center. Atheists, agnostics and other people who do not
Xarunta Daraasaadka Iyo Diimaha Ay Haytsaan Bulshooyinka Dunidu Oo Sheegtay In Kiristaanka Islaamku Ka Badanayo Xagga Korodhka 2010 – 2050
Araweelo News Network Washington(ANN)Daraasad Cilmi-baadhis cusub oo uu ay samaysay xarunta daraasadaha ee Pew Research Center ee diimaha oo ku taal cariga Maraykanka gaar ahaan washington, ayaa daboolka ka qaaday in dhammaadka qarnigan dadka aamiinsan Diinta Islaamku ay kor u
Somalia: Saraakiil U Dhashay Dalka Iran Iyo Soomaali Loo Xidhay Faafinta Mad’habta Shiicada
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Hay’adda sirdoonka dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiga dhigeen dad isugu jira Soomaali iyo Iiraaniyiin ku lug lahaa faafinta mad’habta shiicada oo laga waday Somalia, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Hawlgalkan oo dhacay dabayaaqada todobaadkii hore ayay
Somaliland: Shuruuc Cusub Oo Lagu Soo Rogtay Dadka U Dhashay Somalia, Muwaadiniinta U Safraya Iyo Dadka Aan Sharciga Haysan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland , ayaa go’aamo ay soo saartay iyo shuruuc cusub ku sheegatay inay kula dhaqamayaan dadka u dhashay Somalia ee doonaya inay Somaliland soo galaan. sidoo kale dadka u dhashay Somaliland ee u safraya Somalia,
Al-shabaab Oo Saraakiil Kenyaan Ah Dilay Deegamo Cusubna La wareegay
Mandheera(ANN)Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Somalia iyo gudaha xadka Kenya ee ay Somalia wadaagaan, ayaa sheegtay inay dileen ugu yaraan sadex sarkaal oo ka tirsan Bilayska Kenya oo marayay deegaanka Ceel Waaq, isla markaana usii jeeday dhinaca Mandheera. “Mujaahidiintu kamiin
Guddoomiyaha WADDANI Oo Ku Dhalliilay Xukuumadda KULMIYE in aanay Dariiq Cad u Jeexin Siyaasadda Ictiraaf-raadinta
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ku dhalliilay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo in aanay si cad u jeexin dariiq lagu gaadhi karo aqoonsiga dalku raadinayo muddada uu madaxbannaanida haystay.
Khilaafka Xisbiga UCID Ee Guddoomiyaha iyo Murrashaxa Xisbiga Oo Waajahaya Maxkamadda Sare
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Khilaafka xisbiga UCID, ayaa waajahay ugu danbayntii in maxkamadda sare ee dastuuriga ah loo gudbiyo.kadib markii wadahadalo la doonayay in xal lagaga gaadho ay ku dhamaadeen guuldaro. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda
Buugaagta Mulkiilaha Facebook Akhriskooda Kula Taliyo Cid Kasta
Araweelo News Network Qaybtii 2aad Buugga ‘Why Nations Fail ‘ee ay qoreen Daren Acemoğlu iyo James Robinson Buugga “Why Nations Fail” ee macnahiisu yahay sababmay qarannadu u dumaan, kaasoo ah cilmi-baadhis muddo 15 sannadood ah socotay oo ay wadeen Daren
Isbeddelka Cimilada Adduunka Oo Laga Cabsiqabo Inay Sababto Cunto Yaraan soo Waaajahda Caalamka
Geneva(ANN)Madaxa Hay’addaha sadaasha Hawada (World Meteorological Society) Michel Jarraud ayaa ka digay in dhibaatooyin cunto yaraan sabab u noqda ay keeni doonto cimilada kululaanaysa, taasoo meelo baddan oo adduunka ay biyo la’aan baahsan saamayn doonto. Biyo yaraan ay sabab u
Afar Ka Mid Ah Tobanka Madaxweyne ee Lagu Tilmaamao Inay Yihiin Kuwa Ugu Aqoonta Hooseeya Dalalka Qaarada Afrika
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Dad badan ayaa aaminsan in siyaasiyiinta aqoonta leh ay siyaasad wanaag iyo hoggaamin fiican leeyihiin, marka loo eego kuwa aan aqoonta lahayn, halka kuwo kale ku doodaan in hoggaaminta iyo siyaasaddu kala duwan yihiin oo hoggaamintu tahay