Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Mudaharaadyadda Maalintii Saddexaad Galay Ee Ethiopia Iyo Jawaabta Xukuumadda

Araweelo News Network Addis-Ababa(ANN)Kumanaan kun oo shacab ah ayaa wali dibad baxyo ballaadhan ka dhigaya magaalooyinka waaweyn ee Dalka Ethiopia, kuwaas oo kasoo horjeeda nidaamka XukunkaTigreega. Dawladda ayaa la tacaalaysa mudaaharaadyada oo ah kuwo waawayn oo ay dhigayaan labada qawmiyadood

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Muxuu Ka Yidhi Wadahadalka Xukuumadda Somaliland

Araweelo News Network Buuhoodle(ANN)Higgaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay wadahadalka Xukuumadda Somaliland u furmay. Kaddib markii ay shalay shaacisay Madaxtooyadda Somaliland inuu jiro wadahadal u socda Xukuumadda iyo Kooxda Khaatumo. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada

Qareenka Laba Nin Oo Ganacsato Ajaanib Ah Oo Ethiopia Ku Xidhay Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigooda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi oo ah qareenka laba Nin oo u dhashay Dalka Suudaan, isla markaana muddo ku xidhan xarunta Denbi Baadhista Somaliland ee Hargeysa, ayaa ka hadlay xadhiga labadaa nin oo ah ganacsato. Qareenka, ayaa qoraal

Deaths and detentions in Ethiopia as protests flare

Araweelo News Network Addis-Ababa(ANN)Six people have been reported killed in the country’s Gondar region, and dozens detained during a rally in Addis Ababa. At least six people have been reported killed over two days of protests in Ethiopia while dozens

Madaxda Ururka Midawga Afrika Oo Koonfurta Suudaan U Diraya Ciidamo

Araweelo News Network Addis ababa(ANN)Hoggaamiyaal katirsan Ururka Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay in xukuumadda Koonfurta Suudaan ay ogolaatay in ciidamo shisheeye oo dheeri ah loo diro wadankaa. Kaddib dagaalo soo noqnoqday. Hoggaamiyaasha xukuumaddaha Bariga Afrika, waxay sidaa ka sheegeen kulan

Guddoomiyaha KULMIYE oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Haweenayda reer Somaliland ee Ganacsi ku leh Uganda

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haweenayda asal ahaan u dhalatay Somaliland ee haysata dhalashada dalka Uganda, isla markaana ganacsiga ballaadhan ku

“Nile Academy” In La Saaro Maxaa Loo Cuskanaya.?

By. Cabdiraxmaan Cadami “Nile Academy” In La Saaro Maxaa Loo Cuskanaya.? Inkasta oo Wasiirka Arimaha Debida Somaliland jawaab diidmo ah ka bixiyey codsigii Qunsulka Turkigu u soo gudbiyey ee ku saabsana in Nile Academy dalka laga saaro ama la xidho

Heshiiska Dekedda Berbera Ee Xukuumaddu La Gashay Dubai World Oo Gollaha Wakiiladda Loo Gudbiyay

Araweelo News Network Hareysa(ANN)Wasaairka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali Shire iyo wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud xaashi Cabdi oo ka mid ahaa gudigii saxiixay heshiiskii qabyada ahaa ee Dekedda Berbera oo hadal dheer ayaa dhinacyo badan taabanaaya mudanayaasha golaha

Gollaha Odayaasha Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Siyaasada Dhaqaalaha Dalka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Aqalka Odayaasha ee golaha guurtida Somaliland, ayaa dood adag ka yeeshay siyaasada dhaqaalaha dalka. Gollaha Odayaasha Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Siyaasada Dhaqaalaha Dalka Daawo Post Views: 586

Afayeenaka Aqalka Madaxtooyadda Oo Sheegay In Wada Hadal Lala Furayo Cali Khaliif

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland ayaa shaaciyay in Xukuumadda Somaliland wadahadal la furayso siyaasiga Cali Khaliif Galaydh. Post Views: 502