Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Donald Trump, With Bare-Bones Campaign, Relies on G.O.P. for Vital Tasks

Araweelo News Network New York(ANN)Donald J. Trump is leaning heavily on Republican Party organizations to provide crucial campaign functions like getting out the vote, digital outreach and fund-raising, at a time when some leading Republicans have called for party officials

Ruushka Oo Hakiyay Isticmaalka Diyaaradihiisa Dagaalka Ee Saldhigga Cirka Dalka Iran

Araweelo News Network Tehran(ANN)Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in Xukuumadda Ruushka ay joojisay in diyaaradaheeda dagaalka ay adeegsadan jiray Saldhigga Cirka ee lagu magacaabo Hamadaan ee kuyaalla Dalka Iiraan, kuwaas oo duqaymo dhinaca cirka ah oo ay ku bartilmaameedsanayeen goobo kuyaalla

Sahra Halgan sings recognition for Somaliland

Araweelo News Network by Dan Grunebaum Special To The Japan Times Hargeisa(ANN)We in the West are used to thinking of music mainly as entertainment. On occasion, it can fulfill a religious function, or be deployed to argue one political point

‘Maan ahayn Nin Shaqada ka Kibray oo ka Horyimi Dawladda, Laakiin…’ Maareeyihii hore ee dekedda Berbera Eng. Cali Xoor-Xoor

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Maareeyaha cusub ee Dekedda Berbera Md. Axmed Yuusuf Dirir iyo Ku-xigeenkiisa Mr. Cabdi Cabdillaahi Mataan, ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Maareeyihii hore Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) iyo ku-xigeenkiisii Mr. Cumar Abokor Jaamac

Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay in Tabashooyinka ka Jiray Gobolka Sool ay Cabaqad ku Ahaayeen Ictiraafka Somaliland

Araweelo News Network Laascaanood(ANN)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay tabashooyinkii ka taagnaa degaannada Gobolka Sool ay qayb ka ahaayeen caqabadaha ku gudban in dalka Jamhuuriyadda Somaliland ictiraaf buuxa ka helo beesha caalamka. Eng. Faysal oo

Laascaanood: Xaflad Lagu Daah-furay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Sool iyo Buuhoodle

Araweelo News Network Laascaanood(ANN) Xaflad lagu daah-furay diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland ee ka bilaabmaysa Gobolka Sool iyo degaannada Buuhoodle, ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood. Warsaxaafadeed ka soo baxay Komishanka Doorashooyinka xalay, ayaa lagu sheegay in diwaangelinta codbixiyeyaashu si rasmi ah uga

Daraasad: Bani’aadamku Waxa ay Hargabka ka Qaadeen Geela

Araweelo News Network Cilmi-badhayaal Jarmal ah ayaa daraasad ay sameeyeen ku sheegay in xayawaankii u horreeyey ee bina’aadamka qaadsiiyey hargabka uu ahaa geela. Khubaradu waxa ay ku doodeen in sida cudur-dhaliyaha MERS (Middle East Respiratory Syndrome) oo dhuumaha neef mareenka

Haweenku waxay ku Riyoodaan Lammaanahooda oo Khiyaamaynaya, Ragguna Qorshayaashooda Nololeed

Araweelo News Network Haweenku waxa ay inta badan ku riyoodaan ragga, gaar ahaan lammaanahooda oo khiyaamaynaya, halka inta badan raggu ku riyoodo iyagoo shaqo loo dallacsiiyey amma qorshe hawleed dejinaya. Sida ay sheegtay cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro u

Qaraxyo Gil-gilay Gaalkacayo Oo Galaaftay Dad Iyo Xukuumadda Muqdisho Oo Canbaaraysay

Araweelo News Network Gaalkacayo(ANN)Labo qarax oo si xidhiidh ah uga dhacay magaalada Gaalkacayo ayaa galaaftay nolosha ugu yaraan toban qof, iyadoo dad kalana dhaawacyo soo gaadheen. Qaraxa hore ayaa ka dhacay xafiiska dawladda Hoose, halka Qaraxa labaad daqiiqado kaddib ka

Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Berbera Oo Xilka La Wareegay Iyo Dardaarankii Wasiirka Madaxtooyadda

Araweelo News Network Berbera(ANN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maana si rasmi ah Xilkii ugu kala wareejiyey Maareeyaha cusub ee Dekada Berbera Axmed Dirir iyo Maareeyihii hore Eng. Cali Xoor-xoor. Munaasibada Xil wareejinta oo ka qaybsoontay