Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

Ra’iisal-wasaaraha Muqdisho oo ka soo Horjeedsaday Go’aan ka soo Baxay Guddida Doorashooshinka Dadban ee Soomaaliya

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)Ra’iisal-wasaaraha maamulka Muqdisho Mr. Cumar Cabdi Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in go’aan ka gaaadhista goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaannada Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay tahay mid u taal Dowladda Soomaaliya. Sidaana waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed

Al-shabaab oo soo Bandhigay Muuqaalka Askari u Dhashay Uganda oo Gacantooda ku Jira

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Kooxda Al-shabaab, ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay muuqaalka askari u dhashay dalka Uganda oo ka tirsanaa ciidammada AMISOM ee ku sugan waddanka Soomaaliya, kaas oo gacantooda ku jiray tan iyo sannadkii hore. Qaybta warfaafinta u

Cilmi-baadhayaal Helay Muusigii ugu Horreeyey ee Kombuyuutar Lagu Kaydiyo

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka New Zealand, ayaa sheegay in ay dib u soo celiyeen (restored) muusigii ugu horreeyey ee kombuyuutar lagu kaydiyo oo la sameeyey sannadkii 1951kii, waxana lagu sameeyey mishiin kombuyuutareed aad u weyn oo uu

Maroodiga Qaaradda Afrika oo Hoos-u-dhacii ugu Weynaa ku Yimmi 25 Sanno Gudahood

Araweelo News Network Qaaradda Afrika waxa soo waajahaya dhitaabooyin dhinaca ugaadha ah, gaar ahaan maroodiga oo 25kii sannadood ee u dambeeyey hoos-u-dhac weyn ku yimi, waxana meesha ka baxay ugu yaraan 111,000 (boqol, kow iyo toban kun) oo maroodi. Sida

Muqdisho: Xeer Ilaaliye Ku Xigeenkii Ciidanka Dawlada Oo La Weerraray

Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Dablay hubeysan ayaa maanta barqadii magaalada Muqdisho ku dhaawacay ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Fedraalka. sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee ka imanaya magaalada Mogadishu, Weerarkan oo ka

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Dubia Daawo

Araweelo News Network Dubia(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaadhay dalka Imaaraadka ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay halkaa.kadib markii ay shalay ka anbabaxeen magaalada Hargeysa, iyagoo usii jeeda dhinaca dalka UK. Daawo soo dhowaynta Madaxweynaha Post

Somaliland: Qaraarka Maxkamadda Ee Kala Qaadista labada Doorasho Iyo Jawaabta Xisbiyada

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Maxkamadda Dastuuriga ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qaraar rasmi ah ka soo saartay kala qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo markii hore u wada muddaysnaa in la qabto 28 March 2017. Maxkamadda Dastuuriga ah

Gar-darro Qaawan! By. Suldaan Nadiif Saydh Jibriil

Waxa la yaab leh inuu arrimaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland uu farogeliyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo caasimadda uu joogo ee Muqdisho ay habeen iyo maalinba ololaysa, isla markaana falalka qarxinta, dilka dhaca iyo maamul-xumidu hadhaysay, nabadgelyadiina ceel dheer kaga dhacday, isla

Kismaayo: Sarkaal Sare iyo Dagaalyahanno Al-shabaab ah oo Lagu Dilay Duqayn Diyaaradeed

Araweelo News Network Kismaayo(ANN)Sarkaal sare iyo dagaalyahanno ka tirsanaa kooxda Al-shabaab, ayaa lagu dilay duqayn diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen degaannada Gobolka Jubbadda Hoose ee koonfurta Soomaaliya gelinkii dambe ee maalintii Axadda. Weerar diyaarado dagaal oo loo malaynayo in

Somaliland: Xafladda Dhagax-dhigga Bilowga Dib-u-dhiska iyo Dayactirka Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo

Araweelo News Network Ceerigaabo (ANN)-Xaflad lagu dhagax-dhigayey bilowga dib-u-dhiska iyo dayactirka Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo, ayaa lagu qabtay magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Mubaasabaddan ayaa ahayd bilowga howsha dhismaha iyo dayactirka Cusbitaalka Ceerigaabo, taas oo ah qayb ka mid