Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2016

Total 148 Posts

Madaxweyne Siilaanyo Qoraal U Gudbiyay Maxkamadda Dastuuriga Ah Iyo Nuxurka Qoraalkaa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qoraal u gudbiyay Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Qoraalka Madaxweynuhu u gudbiyay Maxkamadda Dastuuriga ah, waxa ciwaan

Muuqaalo Hadlaya Maxay Tahay Fariintoodu.?

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Kumanaan qof oo ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshadda Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta iskugu soo baxay banaan-bax salmi ah oo ay ku muujiyeen taageerrada ay u hayaan go’aankii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Guddida Sare Ee Jaamacadda Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL/M/XERM/249-4264/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa

Xog Laga Helay Kulan Si Hoose U Dhexmaray Madaxweyneyaasha Kenya iyo Soomaaliya Oo Lagu Soo Qaaday Arrimo Khuseeya Somaliland

Araweelo News Network Nairobi(ANN)Xarunta Madaxtooyada ee looga taliyo dalka Kenya, ayaa shaacisay xogo la xidhiidha arrimo khuseeya qaddiyadda Somaliland oo ay ka wadahadleen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii ay ku kulmeen shirkii dalalka IGAD ku yeesheen magaalada Muqdisho. Qoraal

Farriin Ururka ISIS Ka Diray Suuriya Oo Xannuunkeeda Laga Dareemay Magaalooyinka Waaweyn Ee Maraykanka

Araweelo News Network New York (ANN) Farriin ururka xagjirka ah ee ISIS ka diray dalka Suuriya, ayaa xannuunkeeda laga dareemay dalka Maraykanka, kadib markii saddex weerar oo ka dhacay magaalooyin kala duwan muddo 12 saacadood gudahood ah. Saddexda weerar oo

Xisbiga WADDANI oo Dacwad ka Dhan ah Kala Qaadista Doorashooyinka u Gudbiyey Maxkamadda Sare

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inay Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah u gudbiyeen dacwad ka dhan ah go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada.

Dagaal Saacado Qaatay Oo Ciidammada Ethiopia iyo Al-shabaab ku Dhexmaray Duleedka Ceelbuur

Araweelo News Network Muqdisho(ANN) Dagaal khasaare nafeed dhaliyey ayaa ciidammada dawladda Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degaanka Maxaas oo ka tirsan Gobolka Hiiraan gelinkii hore ee shalay. Dagaalka ayaa la sheegay inuu

Baanka Dhexe Ee Soomaaliya oo Markale Lacag Laga Xaday

Araweelo News Network Muqdisho (ANN) Masuuliyiinta hay’adaha garsoorka maamulka Muqdisho, ayaa shaaca ka qaaday in markale Baanka Dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag boqollaal kun oo doollar ah. Garsoore Mukhtaar Nuur Abuukar oo ka tirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir oo warbaahinta

Daacish Oo Sheegatay Weerrar Wiil Dhalinyaro Oo Soomaali Ah Sagaal Qof Ku Tooreyeeyay Maraykanka Iyo Aabaha Dhalay Wiilkaa Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network Minnesota(ANN)Nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in uu ahaa magaciisu Daahir Adan oo ahaa 22 jir arday ah. Aabihii oo magaciisu yahay

“Difaaca Badda Somalia Waa Waajib Somali oo Dhan Saaran”W.Qoray Maxamed Cabdiraxman

“Doqonta Usha ka agjar Haday Kici Waydana Bogga u Gali” Runtii Sida aynu la wada socono Somalia qarnigii Tagay Badhtankiisii Geeska Africa Cidi Kagama Daba Dhufan jirin , Talada iyo Siyaadaba . waxay Awood Ciidan iyo Dawladeedba U lahayd inay