Month: April 2017
Gaadhi Koronto ku Shaqaynaya oo Lagu Sameeyey Afrika
Araweelo News Network Gaadhi ku shaqaynaya koronto, isla markaana aan wax shidaal ah loo isticmaalayn oo magaciisa la yidhaa Kantanka Odeneho, ayaa markii ugu horreysay lagu sameeyey dalka Ghana ee qaaradda Afrika. Baabuurkan oo leh shan kursi oo loogu talogalay
US preparing for war with North Korea: Analyst
Araweelo News Network Washington(ANN)-The administration of US President Donald Trump is gearing up for war with North Korea, says American analyst Bruce Gagnon, citing the US military’s recent missile and nuclear bomb tests as the giveaway signs. The US Air
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Murrashaxa Iyo Hoggaamiyaha WADDANI Ku Tilmaamay Niman Caadaystay Dhaqamo Dadnimada iyo Diinta ka Baxsan
Araweelo News Network Booram(ANN)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey hadallo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo deelqaaf ku ah curfiga siyaasadda iyo dhaqanka diinta iyo dadnimada suubban,
Dawladda Ingiriiska oo Caddaysay inay Taageero Buuxda u Fidinayso Dadka Abaaruhu ku Saameeyeen Somaliland iyo Soomaaliya
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay inay taageero buuxda u fidinayso dadka abaaruhu ku saameeyeen dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaas oo hadda xaaladooda nololeed iyo caafimaadba halis ku jirto. Hay’adda mucaawanooyinka dibadda u qaabilsan dawladda Ingiriiska ee
Somaliland: Komishanka Doorashooyinka oo soo Bandhigay Hab Qofka Isdiiwaangeliyey ku ogaanayo Goobta Kaadhkiisu Yaalo
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigay hab cusub oo qofka isdiiwaangeliyey ku ogaan karo halka uu ka qaadanayo kaadhkiisa codbixinta si uu uga qaybgalo doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan bisha November ee sannadkan
Dawladda Somaliland oo Dhambaal Mahadnaq ah u Dirtay Madaxda Imaaraadka Carabta
Araweelo News Network Dubai (ANN)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa farriin mahadnaq ah u dirtay masuuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta oo taageero dhinacyo kala duwan ah u fidisay bulshada abaaruhu saamaynta ku yeesheen. Wakiilka Somaliland u fadhiya Imaaraadka Carabta Md. Baashe Cawil
Nayjeeriya: Saynisyahan Ikhtiraacay Aalad Awood u Leh in ay Koronto Siiso Qaaradda Afrika oo Dhan
Araweelo News Network Injineer u dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa sheegay inuu ikhtiraacay, isla markaana farsameeyey qalab awood u leh inuu koronto buuxda siiyo waddamada qaaradda Afrika oo dhan. Saynisyahankan oo lagu magcaabo Obayagbona Emmanuel Imafidon, ayaa
Dawladda Hindiya oo Lo’deeda ku Rakibaysa Qalab Casri ah
Araweelo News Network Dawladda Hindiya, ayaa Maxkamadda Sare u gudbisay dalab lagu doonayo in lo’da dalka joogta mid kasta lagu siiyo lambar u gaar ah oo lagula soconayo xaaladdiisa Isniintii toddobaadkan. Wargeyska Times of India oo Jamhuuriya soo xigtay, ayaa
Dawlada Masar Oo Ethiopia Ka Codsatay In La Hakiyo Munaasibada Xadhiga Lagaga Jarayo Biyo Xidheenka AL-nahda
Araweelo News Network Qaahira(ANN)-Dowladaha Masar iyo Itoobiya ayaa sheegay in ay horumar ka sameeyeen xallinta khilaafkii ka dhaxeeyay labadaasi dowladood oo isku mari la’aa biya xidheenka Al-nahda ee Itoobiya dhistay. Wasiirka arrimaha Dibadda Itoobiya oo magaalada Al-Qaahira kula kulmay Cabdi
Saudi Arabia sacks information minister, ambassador to US
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia has sacked Information Minister Adel Al-Toraifi and has also replaced its ambassador to the US. According to a royal decree issued on Saturday, Toraifi was replaced with former ambassador to Germany Awwad bin Al-Awwad. Civil