Month: November 2017
No illusions about the challenges facing Somaliland
International recognition is one of many issues for the nation, says president-elect By: Financial Times Last week, the Republic of Somaliland’s independent National Electoral Commission announced the result of our country’s presidential election, which took place on November 13. For
Odinga Oo Ku Hanjabay In Isagana Loo Dhaarin Doono Madaxwenenimada Kenya, kadib Markii Xilkaas Loo Dhaariyey Uhuru Kenyatta
Araweelo News Network ‘Anigana Waxa la i Dhaarin Doonaa December’ Nairobi (ANN)- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa ku hanjabay inuu taageeraashiisa u qaban doono xaflad isu-soo-bax ah oo loogu dhaarin doono xilka madaxweynenimada bisha December soo socota, kadib
Amar Lagu Hakiyey Isticmaalka Xisaabaadka Hay’addaha Dawladda Uga Furan Bangiyada Dalka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Siciid Saleebaan Mire, ayaa soo saaray amarro aad u culus oo u ku hakiyey isticmaalka dhammaan xisaabaadka hay’adaha kala duwan ee dawladda uga furan baanka dhexe
Jamaal Cali Xuseen Oo Madaxweynaha La Doortay Kula Taliyay In Aannu La Wareegin Wax Dayn Ah
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa kula taliyey Madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi in aannu wax dayn ah kala wareegin xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee uu talada kala wareegayo. Mr.
Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Ansixiyey Natiijada Doorashadii Madaxtooyada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa sharciyeysay natiijada doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 13 November 2017, kadib markii aanay soo bixin wax dacwad ama cabasho ah oo xisbiyadu ka qabaan
Executing seven, Saudi Arabia brings 2017 beheading toll to 130
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia has executed six Yemeni men and a Saudi man, bringing to 130 the total number of the people beheaded by the kingdom since the beginning of the year. The Saudi Interior Ministry said in a
Madaxweynaha Xilka Kasii Degaya Ee Somaliland Oo Kulan Deg-deg Ah Isugu Yeedhay Xukuumaddiisa Iyo Waxyaabaha Uu Kala Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa kulan deg-deg ah isugu yeedhay maanta oo taariikhdu tahay 28 Nov 2017, xukuumaddiisa. Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland, waxa kulankaa ka qayb galay wasiirada
Somaliland President Ahmed Silanyo congratulates to Uhuru Kenyatta on presidential victory
Araweelo News Network Hargeisa(ANN)-Somaliland President Ahmed Mohamoud Silanyo has congratulated Uhuru Kenyatta President,The Republic of Kenya on his victory in the Kenyan presidential election, expressing hope that the relations between the two countries In his message to the newly-elected Kenyan
Madaxwayne Xukuumaddaadu Yaaney Noqon Mid Xoorrisa Oo Haddana Xayaabata. W/Q. Mohmoud O Osmaan
Oday baa la waydiiyey uducee inankaaga, markaasuu yidhi u ducayn maayo, habaarina maayo. Waayo, iga mutaysan. Siyaasiyiinta maanta iyo Muuseba u ducayn mayno habaarina mayno. Waayo nagama mutaysan. Keliya waxaynu ducayn karnaa ama habaari karnaa markay ka dhabeeyaan wixii ay
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa?
Qaybta 2aad, Somaaliland Maxay Ka Dheefaysa Habsami U Socodka Doorashooyinka? Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Waxaa hubaal ah Somaaliland in ay la timid dedaal dheeraad ah oo ay ku meel marisay doorashooyinkii ka dhacay dalka. Sidoo kale, waxaa la hubaa Allah