Month: December 2017
Saudi Arabia pressing billionaire prince to fork out $6 billion: Report
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabian authorities are reportedly pressuring a billionaire prince whom they have detained as part of a purge to pay up a whopping USD six billion to secure his release. Dozens of princes, ministers, and former ministers
Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qodobo Kala Duwan ay Kula Taliyeen in Madaxweynaha Cusub Xal U Raadiyo
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qodobo kala duwan oo ay kula taliyeen in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu xal u raadiyo muddada uu
Shirkadda Facebook Oo Bilowday Barnaamij Qofku Ku Joojin Karo Dadka Aannu Doonayn
Araweelo News Network • La wadaag qodobkan Facebook Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada aad taqaan? Haddaba, waxaad u baahan tahay inaad
Somaliland: Jihaynta Wasiirradu Waa Bilowga Jidkii loo Jeellanaa!
By: Cumar M. Faarax Jihayntu “Orientation” waa “Habka qofka shaqaalaha ah ee cusub lagu dhacsiiyo macluumaadka shaqada uu qabanayo, sida saacadaha uu shaqeynayo, heerarka xil-gudashada laga doonayo iyo magacyada masuuliyiinta uu xidhiidhka shaqo ka dhexeeyo.” Nidaamkan waxaa Somaliland ka adeegsada
Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda
Araweelo News Network Madaxweyne Lyndon B. Johnson Waxa uu Hibbo u Lahaa Aqoonsiga Shakhsiyada soo horjeeda Madaxweyne Lydon B. Johnson oo ahaa madaxweynihii 2aad ee ugu dheera dherar ahaan Madaxweynayaasha soo mara taariikhda dalka Marayka. Dheerarkiisu wuxuu ahaa 192 cm
Dabaqalooca iyo Baranbaradu Waxay ka Mid Yihiin Noolayaasha Hubka iyo Sunta Nukliyeerka ka Badbaada!
Araweelo News Network Inkastoo aanu xoogganayn dammaanad qaadka la haysta, haddana waxa la xaqiijiyey in dabaqaloocu ka mid yahay noolayaasha ka badbaada hubka sida xun wax u gumaada ee nukliyeerka. Daraasado iyo dabagal lagu sameeyey waxa la ogaaday in dabaqalooca
Yemeni forces’ missile kills several Saudi mercenaries in Sana’a prov.
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni forces have fired a Zelzal 2 (Earthquake-2) ballistic missile at a position of Saudi-backed mercenaries in the Nihm district of the country’s western Sana’a province, inflicting heavy casualties on them. According to early reports, scores of Saudi-backed
Somaliland Shaqooyin La Shaaciyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof oo ka shaqayn doona madax-tirinta shaqaalaha dawladda. Iyada oo Hay’addu ku hawlanayd muddooyinkii ugu dambeeyay qorshaynta habka ugu wanaagsan ee loo tirin karo, isla markaana
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa?
Qaybta 6aad, Dhalan Roggidda Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo Abuurista Siyaasad Cartamaysa. Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Sida aan ku soo sheegnay qormodii tan ka horreysay, waxaa dalkeenna looga baahan yahay in uu la soo ifbaxo siyaasad cartamaysa (aggressive) oo lagu
Situation grim after Trump’s first year: Analyst
US President Donald Trump’s first year in the White House has left the world in a “grim” situation, says an analyst in San Diego. Miko Peled, an American author, told Press TV on Monday that while many of Trump’s voters