Month: June 2019
Somaliland: Madaxweyne Muuse Bixii Oo Xilka Ka Qaaday Agaasimihii Ugu Caansanaa Xukuumaddiisa
Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii ugu caansanaa Xukuumaddiisa oo xiligan ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Mr. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case). Agaasimaha xilka laga qaaday, ayaa lagu bedelay xilkiisa
Ethiopia: Generaalo Qowmiyada Tigreega Ah Oo La Dilay, Xaalada Gobolka Amxaarada Ee Bahirdar Iyo Generalka Lala Xidhiidhiyay Inqilaabka
Warbixin: Arraale M. Jama Freelance Journalist and human rights activist based in Somaliland Bahardar (ANN)-War rasmi ah oo kasoo Wakaaladda iskaashiga Wararka ee Ethiopia (EBC), ayaa lagu xaqiijiyay inuu fashilmay isku day la doonayay in lagu inqilaabo gobolka Amhara ee
Somaliland: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Hay’addaha Maaliyadda
Hargeysa (ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta soo gebogabeeyey Shirweynihii Hay’adaha maaliyadda, Baananka, Xawaaladaha iyo Shirkada caymiska oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Shirkaas oo doodo iyo falanqayn ka dib
Maayarka Berbera Oo Ku Eedeeyay Maayarka Burco Iyo Badhasaabkii Hore Ramaax Arrimo Kala Duwan
“Maayarka Burco, Markuu Ku Guul daraystay Inuu Shacbiga Wax U Qabto, Ayuu Ku Jiheeyay Berberaa Lacagtiina Cunta, Ramaax Waa Ayaan Daro inuu maanta Beentaa Ummada u sheego” Hargeysa(ANN)-Maayarka Berbera, Cabdishakuur Cidin, ayaa ku si kulul u eedeeyay in Maayarka Burco
Ethiopian government said there was coup datat in Amhara Regional State
Today’s shocking development shows law and order in Ethiopia is completely broken and Ethiopia is heading towards civil war and disintegration: Report Addis Ababa(ANN)-The official Ethiopian government news media the Ethiopian broadcasting corporation – EBC reported there was a failed
Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay In Aanay Awoodin Inay Wax Ka Qabtaan Qiimaha Maceeshada Weli Taagan Halkii Dollarku Kasoo Dhacay
Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland, Axned Xasan Carwo, ayaa sheegay in aanay Baan aahaan awoodin inay wax ka qabtaan dadka weli qiimaha 10,000 sh/sl ku sarifaya dollarka marka laga iibsanayo baddeecadaha. Agaasimaha, ayaa sheegay inay wax baddan la
Shirkadda Telesom oo Wacdaro Ka Dhigtay Shirweynaha Baananka iyo Hay’addaha Maaliyadda Somaliland
Hargeysa(ANN)– Shirweyne si heer sare ah loo soo agaasimay, oo uu ka qayb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa lagu qabtay, ayay shirkadda Telesom Group ku soo bandhigtay adeegyo casri oo la xidhiidha arrimaha maaliyadda. Madaxweynaha Jamhuuriaydda
Somaliland: Baanka Dhexe Oo Soo Bandhigay Qalab Lagu Ogaanayo Lacagaha Foojariga Ah Ee Dalka Lasoo Geliyo
Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Carwada Baananka iyo shirkadaha maaliyadeed oo maanta Hargeysa ka furmay ku soo bandhigay adeegyo lagu hubinayo in lacagta saxda ah ee Somaliland iyo lacagaha la been abuuray. Saraakiisha Baanka dhexe, waxa kale
Gunmen attempt to ‘unseat’ regional gov’t in Ethiopia
ADDIS ABABA, Ethiopia(ANN)-Gunmen on Saturday attempted to overthrow a regional state government in Ethiopia, an official said. Appearing live on Ethiopian Television, Nigusu Tilahun, head of the press secretariat at the Prime Minister’s Office, said: “Armed men tried to unseat
Telesom Group Oo Madasha Shirka Gancsiga Ka Sheegtay Doorkeeda Isgaadhsiinta, Adeega Casriga Ah Ee Zaad Iyo Maalgelinta Bangiga Ay Mataanaha Yihiin Ee Daarasalaam
Hargeysa(ANN)– Shirkaddaha Telesom Group , ayaa Madasha Shirka Gancsiga Somaliland oo saaka uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi ka furay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka sheegtay doorkeeda horumarka dalka ee dhinacyada Isgaadhsiinta, horumarka Tiknoolojiyada casriga ah iyo weliba maalgelinta