Hargeysa (ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta soo gebogabeeyey Shirweynihii Hay’adaha maaliyadda, Baananka, Xawaaladaha iyo Shirkada caymiska oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Shirkaas oo doodo iyo falanqayn ka dib warmurtiyeed laga soo saaray, ayaa laysku raacay in wada shaqayn buuxda ay yeeshaan hay’adaha maaliyadda dawladda iyo Shirkadaha maaliyadeed ee gaarka loo leeyahay.

Warkaas oo faahfaahsan halkan ka Daawo.