“Maayarka Burco, Markuu  Ku Guul daraystay Inuu Shacbiga Wax U Qabto, Ayuu Ku Jiheeyay Berberaa Lacagtiina Cunta, Ramaax Waa Ayaan Daro inuu maanta Beentaa Ummada u sheego”

Hargeysa(ANN)-Maayarka Berbera, Cabdishakuur Cidin, ayaa ku si kulul u eedeeyay in Maayarka Burco in markuu awoodi waayay inuu shacbiga codka badan siiyay wax u qabto uu ku jiheeyay dhinaca Magaalada Berbera, isla markaana uu Hay’addihii magaalada Burco ka eryay.

Maayarka Magaalada Berbera, Cabdishakuur Cidin, wuxuu arrimaaha iyo kuwo kale kaga hadlay Waraysi uu siiyay maanta Telefishanka HCTV.

Halkan ka Daawo waraysigaa oo dhaan:

Maayarka Berbera Oo Ku Eedeeyay Maayarka Burco Iyo Badhasaabkii Hore Ramaax