Month: June 2020
Xukuumadda Somaliland Oo Furtay Mashruuca Ka Hor-tagga COVID-19, Maalin Kadib Markii Guddidu Laaleen Xayiraadii
Hargeysa(ANN)-Mashruuca maamul daadejinta Dawladda Hoose ee loo soo gaabiyo JPLG ayaa sannadkan loo bedelay la dagaalanka iyo ka hortaga Xanuunka Covid19, iyadoo laga fulinaayo degmooyinka dalka ee uu ka jiro Adeega JPLG-gu, waxaana sannadka mashuurucu uu ka qeyb qaadanayaa sidii
Dhawaaqyada Bulshada Somaliland Kaga Dareen Celisay Qodobada La Qoonsaday Ee War-murtiyeedka Shirkii Djibouti
Hargeysa(ANN)- Bulshada Somaliland, ayaa dhaleecayn ku waajahday war-murtiyeedka ay xukuumadda Dalka Djibouti kasoo saartay wada hadaladii ku dhexmaray dalkeeda wufuudda ka socotay Somaliland iyo Soomaaliya, kaas oo qodobo gaar ah ay ka dhasheen doodo xaasaasiya oo abuuray shaki weyn. Qodobada
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Awaamiir Qiimaha Laydhka Lagu Jebinayo U Diray Shirkaddaha
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, Eng. jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal, ayaa ugu baaqay shirkaddaha bixiya Adeega Laydhka in ay Bulshada u jebiyaan qiimaha, isagoo sheegay xannuunka COVID-19 ee ku faafay aduunka oo Somaliland ka mid tahay in dunida uu
Xisbiga WADDANI Oo Shaki Geliyay War-murtiyeedka Shirkii Djibouti Ee Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(ANN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si weyn u naqdiyay War-murtiyeed ay dawladda Djibouti soo saartay oo lagaga hadlayo go’aamada kasoo baxay shirkii Somaliland iyo Soomaaliya uga socday dalka Djibouti ee soo dhammaaday 17 Jun 2020. Xoghayaha guud ee
Dareenka Ka Dhashay War-murtiyeedka Laga Daba Keenay Wufuudda Somaliland /Soomaaliya Iyo Jawaabta Wasiir Faratoon
Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa si deg-deg ah uga hadasahy war-murtiyeed ay dawladda Dalka Djibouti kasoo saartay shirkii wada hadalada labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya ee 17 Jun la shaaciyay inuu soo dhammaaday, isla markaana la shaaciyay dhawr qodob oo
Sucuudiga Oo War Kasoo Saaray Gudashada Xajka Ee Sannadkan
Riyaad(ANN)-Xukuumadda Dalka Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ka hadashay xajka sannadkan ee ay naawilayeen inay soo gutaan malaayiin muslimiin ah oo ku dhaqan dacalada dunida, balse xukuumadda Riyaad, waxay sheegtay in dad kooban ay gudanayaan sanandkan 1441 AH, Xajka. Masuuliyiinta xukuumadda Riyaad,
Guddida COVID-19, Ee Somaliland Oo Soo Saaray Go’aamo Ku Waajahan Bulshada
Hargeysa(ANN)-Guddida u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga caabuqa Covid-19, ee Somaliland, ayaa debciyay xayiraadii ay hore usoo roggeen ee la xidhiidhay xaaladda xanuunka COVID-19. Qoraalo ay ku xuseen go’aamo ay maanta soo saareen oo lagaga dhawaaqay madal uu Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,
Somaliland: Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax-dhigay Goobo Caafimaad
Hargeysa( ANN)-Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) , ayaa dhagax-dhigay goobo caafimaad oo degmooyinka duleedka Magaalada ah. Maayarka Caasimadda oo ay weheliyaan wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey ayaa saaka socdaal shaqo ku tagay deegaano ka tirsan, labada
Djibouti: War-murtiyeed Kasoo Baxay Shirka Guddida Heer Wasiir Ee Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(ANN)-War murtiyeed kasoo baxay shirkii Somaliland iyo Soomaaliye ee ka dhacay dalka Djibouti, ayaa la shaaciyay shan maalmood kadib markii lagu soo kala dareeray shirkaa. Shebekaddaha Araweelo News Network oo uu soo gaadhay nuqul ka mid ah War- murtiyeedka oo
The goals behind the fresh talks between Somalia and Somaliland
By. Abdulrahman Hadana When the Foreign Minister of Somaliland, Yasin Faratoon, mentioned the first official meeting between Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo and his Somaliland counterpart Muse Bihi Abdi in February, there was speculation about its purpose. Organised originally through