Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2021

Total 101 Posts

Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda

Araweelo News Network. Marmar kabo la’aan ayuu socdaa, Laakiin Xaggaagii,,,,, Sir Peter, oo ah ninka xukuma filimada Lord of the Rings, wuxuu aad u xiisaynayay inuu daawado diyaaraddo qaali ah oo aan caadi ahayn oo dul heehaabaya wadankiisa New Zealand,

Gollaha Amaanka Oo Ka Shiraya Xaaladda Fawdada Ee Khilaafka Soomaaliya Kusii Siqay Iyo Warbixinta Wakiilka Khaaska Ah

Araweelo News Network. Gollaha Amaanka Oo Ka Shiraya Xaaladda Fawdada Ee Khilaafka Soomaaliya Kusii Siqayo Iyo Warbinta Wakiilka Khaaska Ah New York(ANN)-Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa kulan ka yeeshay xaaladda kasoo korodhay Soomaaliya ee khilaafka kusii siqaya gacan ka

Gabadh Suxufiyad Ah Iyo Hooyadeed Oo Boolisku Si Waxashnimo Ah U Garaacee,  UCID Oo Ka Damqaday Iyo Jawaabta Booliska

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)#Hoodo@Garays oo ah gabadh suxufiyad ah oo ka hawlgasha Warbaahinta Somaliland iyo Hooyadeed, ayaa sheegay in si waxashnimo ah loogu garaacay saldhiga Booliska Qudhac-dheer ee Magaalada Hargeysa. Weriye Hoodo Garays iyo Hooyadeed Suleekha Cabdullaahi oo warbaahinta

Impending Disastrous Dictatorship in Somalia Under Watch of International Community

Araweelo News Network. Impending Disastrous Dictatorship in Somalia Under Watch of International Community The international community guards and finances the government of Somalia on regular basis. It spends billions of dollars on Somalia with the purpose of impeding Al-Shabab takeover

Xukuumadda Ankara Oo Ka Hadashay Khilaafka Iyo Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Aloosan Soomaaliya

Araweelo News Network. #Ankara Oo Ka Hadashay Khilaafka Iyo Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Aloosan Soomaaliya Ankara(ANN)-Xukuumadda Ankara ee dalka Turkiga, ayaa si adag uga hadashay xaaladda siyaasada qasan ee Soomaliya iyo khilaafka u dhexeeya xukuumadda mudda dhaafka ah iyo mucaaradka

Mucaaradka Muqdisho Oo Qaramada Midoobay Iyo Gollaha Amaanka Ugu Baaqay In Lasoo Farageliyo Siyaasada Soomaaliya

Araweelo News Network. “Waa In Lagu Khasbaa Farmaajo Inuu Xilka Ku Wareejiyo Golle Ku Meel Gaadh Ah”Bayaanka Murrashaxiinta Soomaaliya. Muqdisho(ANN)-Kooxda la baxday gollaha murrashaxiinta ee mucaaradka ku ah xukuumadda xilligeedu dhamamaday ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa baaq u diray

Wasiir Siciid Sulub Oo U Markhaati Furay Prof. Buubaa Baahida Loo Qabo In La Furo Axsaabta Iyo Dhaliilaha Uu Tilmaamay

Araweelo News Network. “Waa In La Furaa Axsaabta, Annigu Weli UDUB, ayaan Daydayaa oo uma arko xisbiyo hagaagsan” Siciid Sulub Wasiirka Xannaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Somaliland. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa ka hadlay baahida

Madaxweynaha Jubbaland Oo Soo Bandhigay Qaabka Lagaga Bixi Karo Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya

Araweelo News Network. #Jubbaland Oo Soo Bandhigay Qaabka Lagaga Bixi Karo Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya. Kismaayo(ANN)-Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Jubbaland, ayaa ka hadlay xaaladda Siyaasada Soomaaliya ee Xilligan Khilaafka weyni ka taagan yahay ee doorashooyinka. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha

Doorashooyinka Somaliland Iyo Dimuqraadiyada

Doorashooyinka Somaliland Iyo dimuqraadiyada Democracy ama dimuqraadiyad waxa lagu qeexaa, THE WILL OF THE PEOPLE, oo ah rabitaanka umadeed si ay wax ugu doortaan si xor Iyo xalaal ah, isla markaana loo sameeyo hay’ado dawli ah oo umadaa haga una

Qramada Midoobay Oo Ka Digtay Macaluusha Gobolka Tigray  Iyo Haweenayda Madaxweynaha Ethiopia Oo Qirtay Dhibaatada

Araweelo News Network. #UN Oo Ka Digtay Macaluusha Gobolka Tigray  Iyo Haweenayda Madaxweynaha Ethiopia Oo Qirtay Dhibaatada #Mekelle(ANN)-Xaaladda gobolka #Tigray ee dalka #Ethiopia, ayaa weli ku jirta walaac iyo cabsi weyn oo dhanka bini’aadanimada a, iyadoo kumanaan qof oo u